Monthly Archives: March 2024
Sameey sidaan si aad dhakhso u seexato
Himilo – Badanaa maskaxda waxa si lama filaan ah ugu soo dhaca xilliga u diyaar garawga hurdada hawlihii ugu weynaa. Waxay ka fekertaa waxyaabihii aan u qabsoomin iyo kuwa horyaala maalinta xigta. Si loola dagaallamo dhibaatadan, daraasad cusub ayaa soo ...
Read More »Gudaha Masaajidda Istanbul ee lagu dhex jimicsado!
Himilo – Jamaacada masaajidda qaar ee Istanbul waxay subax walba salaadda kaddib kusii negaadaan masjidka si ay ugu jimicsadaan dhexdiisa. Weliba waxay u qabsadeen tababbare jidhis si uu kaga caawiyo. Sidaas darteed – iyaga iyo Imamkoodu – waxay saf kale ...
Read More »Fadliga Salaadda Taraawiixda
Himilo – Lix habiin oo xariir ah ayaa masjidkan laga dukanayaa salaada taraawiixda si lamid ah masaajidka kale, waa masaajid aad loo qurxiyey gudihiisa waxaa uu qaadaa qiyaastii sideed saf oo qeybta hoose ah balse hadda waxaa ku dukanaya lix ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 3aad
Maxuu ka beddeli doonaa dhaqaalaha dalka heshiis badeedka Soomaaliya iyo Turkiga dhexmaray?
Himilo- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya kula kulmay dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, sid laga soo xigtay labada Madaxtooyo. Is-aragga labada hoggaamiye ayaa ahaa kulan doceed ay yeesheen intii ay socotaya Madasha diblomaasiyadda Antalya taas ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 3aad
Dalkee saacadaha ugu yar laga soomayaa Bisha Ramadaan?
Himilo – Inta lagu gudo jiro bisha ramadaan muslimiinta ku nool dunida waxay si buuxda u soomaan bisha tirsiga dayaxa, soonka wuxuu ka bilowdaa salaadda fajarka ka hor inta uusan dilaacin wuxuuna ku eg yahay qorrax dhaca. Sannadkii hore waddanka ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 2aad
10 March – Maalinta ka hortagga Tubaakada
Himilo – Adeegsiga sigaarka iyo waxyaabaha la hal-maala keliya ma waxyeeleeyaan sanbabada qofka balse waxay sidoo kale waxyeeleeyaan guud ahaan jirka qofka. 10 March, waxay u beegan tahay maalin loo ol-oleeyo joojinta adeegsiga sigaarka, tubaakada iyo waxyaabaha la mid ah ...
Read More »