Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa saadaaliyey xaaladda xiddiga ay isku waddanka yihiin ee Cristiano Ronaldo uu kula kulmayo tartanka Euro 2024 ee Jimcaha ka furmaya waddanka Germany, waxaana Mourinho uu ku dooday in xulka difaacanaya koobka ee Talyaanigu ...
Read More »Monthly Archives: June 2024
Shirkadda Google oo yareyneysa xogta ay kaydineyso
Himilo – Shirkada Google waxay tirtiri doontaa dhammaan xogta ay ka hayso goobaha ay isticmaaleyaashu booqdeen, sida ay shirkaddu sheegtay, sanad kadib markii ay ballan-qaaday in ay yareyneyso xogta gaarka ah ee ay kaydineyso. Astaanta shirkadda ee “Timeline” – oo ...
Read More »Maalinta caalamiga ah ee badweynta dunida
Himilo – Maalinta badweynta dunida waxaa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay 8-dii bishii June sannadkii 1992 shir ka dhacay magaalada Rio de Janeiro oo barbar socday shirkii Qaramada Midoobay ee deegaanka iyo horumarinta (UNCED) kaasi oo noqday fursad ay ururada ...
Read More »Maalinta caalamiga ah ee la dagalanka kallumaysida sharci-darrada ah.
Himilo – Fadhigii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee dhacay bishii December sanadkii 2017-kii, ayaa lagu go’aamiyay in sanadka kasta shanta Bisha Juun la xusuusto mushkiladaha kalluumeysiga sharci-darrada ahi ka dhasha. Waxaa maalintan looga faa’iideystaa in indhaha dowladaha ...
Read More »Qormo: Maxaa xal u ah caqabadaha haysta deegaankeenna?
Himilo – Qormadaan waxay ka tarjumeysaa aragtida qoraaga, waxa uuna diiradda ku saarayaa fahanka deegaanka, caqabadaha ku foolan iyo rajada bidhaameysa. Fahanka Deegaanka Deegaanku waxa uu ka kooban yahay waxyaabo dabiici ah ee aynu ku nool nahay ama nagu hareeraysan, ...
Read More »Maqaal: Ninka lagu naaneeso Aabaha tacliinta dagmada Jalalaqsi
Himilo – Markii badankeen aan degnay magaalooyinkii aan wax-barashada u soo aadnay, isagu waxa uu ku laabtay degmadii yaraantiisa uu kusoo barbaaray si uu u buuxiyo boos weyn oo banaanaa oo dhanka wax-barashada ah. Isaga hortii aad ayay u liidatay ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 18aad
Sacuudiga oo amaro cusub ku soo rogtay dadka Xajinaya sanadkan.
Himilo – Boqortooyada Sacuudiga ayaa wada dedaalo xooggan oo looga hortagayo in dhulka barakeysan soo galaan dadka aan heysan fasaxa xajka ee sannadkan, waxa ayna dowladda soo saartay digniino adag. Hay’adaha Ammaanka guud ee Sacuudiga ayaa billaabay dhaqan-gelinta la xisaabtanka ...
Read More »Bar haweenkeena 31 05 2024 sax.
Waa kuwee 10-ka dal ee ugu dadka badan Aduunka?
Himilo- Sida ay baahisay hey’adda Worldometer tirade dadka ku nool dunida ayaa gaartay 8.1 billion sanadkan kala barka ah oo taas oo ka dhigay qiyaasaadkii lasameynaye tiro kabadan inay soo bixi doonto dhamaadka sanadka 2024-ka. Hadabada halkan waxaan kuugu soo ...
Read More »