Himilo – Inkasta oo aysan soo saarin go’aankii lawada sugaye hadane waa guul weyn oo koonfur africa ay ka soo hoyse loolankii adkaa oo ay qareenada koonfur africa ay lagalen qareenadii difaacaye Israel. Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ayaa bogaadiyay ...
Read More »Yearly Archives: 2024
Xulka Galmudug oo gaaray fiinaalka tartanka Maamul Goboleedyada & G.Banaadir
Himilo – Xulka kubbadda cagta Galmudug ayaa gaaray fiinaalka tartanka kubbadda cagta maamul goboleedyada & gobolka banaadir markii labaad kaddib markii ay gool-kulaadyo kaga adkaadeen xulka difaacanayo tartanka Gobolka Banaadir. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan labada xuk ...
Read More »24-ka Janaayo maalinta caalamiga ee waxbarashada
Himilo – Dunida ayaa u dabbaaldegay xuska maalinta waxbarashada oo xambaarsan xuquuq aadane, dan guud iyo mas’uuliyad dadweyne. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay 24-ka Janaayo inay tahay maalinta caalamiga ah ee waxbarashada, iyadoo loo dabaaldegayo ...
Read More »Dalka Canada oo xadidaya ardada waxbarashada dalkaa u taga.
Himilo – Canada ayaa ku dhawaaqday inay laba sano xadidayso qaadashada ardayda ajnabiga ah ka dib markii koror weyn uu ku yimid sannadihii u dambeeyay, taasoo saameyn ku yeelatay guryaha la kireysto. Sannadkii hore, Canada waxay bixisay ku dhawaad hal ...
Read More »Sudan oo u muuqata inay cagta saartay wadadii Soomaaliya ay ku jabtay 30 sano ka hor
Himilo – In ka badan 13,000 oo qof ayaa ku dhintay 26,000 oo kalena way ku dhaawacmeen colaadda ka socota Suudaan tan iyo sannadkii hore, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Suudaan waxaa hareeyay dagaal u dhexeeya ciidamada, oo uu hoggaaminayo ...
Read More »Cristiano Ronaldo oo weerar ku qaaday Abaal-marinnada Ballon d’Or iyo FIFA Best
Himilo – Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa weerar ku qaaday abaal-marinnada uu muddada dheer u dagaallami jiray sidii uu ugu guuleysan lahaa ee Ballon d’Or iyo FIFA Best, waxaana uu sheegay in aanay wax qiimo ah lahayn waqtigan ...
Read More »Liverpool oo walwal badan aan ka qabin dhaawacii soo gaaray Maxamed Saalax
Himilo – Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayuu dhaawac kasoo gaaray kulankii ay barbarraha ka tuugeen Ghana, taas oo uu garabka weerarka Liverpool uga baxay dhaawac soo gaadhay qaybta hore Salah ayaa is-qabtay muruqa lugta, waxaana uu dhax fadhiistay ...
Read More »Maqaal: Maxaa xigidoona shirka IGAD ee xaaladda Soomaaliya iyo Ethiopia?
Himilo – Itoobiya ayaa weli qeyb ka ah ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya. Addis Ababa ayaa horraantii bishii koobaad ee sanadkan Soomaaliya ku tijaabisay damaceeda bad doonka ah, iyada oo Muuse Biixi ka saxiixatay 20KM oo kamid ...
Read More »Wariyihii loogu jeclaa tabinta wararka Gaza oo magaaladaa isaga baxay
Himilo-Madaxa xafiiska Aljazeera ee Qaza, Wael al-Dahdouh, ayaa ka baxay dhulka Falastiin Talaadadii, sida uu u sheegay AFP, kadib markii ay duqaymo ay geysteen Israel ay ku dileen xaaskiisa, caruur badan iyo saaxiibkiis. Muuqaallada Dahdouh oo u baroordiiqaya qoyskiisa oo ...
Read More »45 sano uu Baadari ahaa kaddib waxa uu qaatay diinta Islaamka kana hadlay sida uu iskubedelay!
Himilo-Wuxuu 45 sano baadari ka ahaa kaniisad ku taal dalka Australia. Gould David wuxuu ku dhawaaqay maalmo kahor inuu qaatay diinta Islaamka. Wuxuuna la baxay magaca Abdul Rahman. Barashadiisa iyo fahamkiisa Islaamka wuxuu kasoo bilowday Perth oo ah magaalo uu ...
Read More »
Radio Himilo
