Home / 2024 (page 9)

Yearly Archives: 2024

Todobaadka Akhris-qoraalka warbaahinta caalamiga ah

Himilo- Todobaadka Akhris-qoraalka warbaahinta caalamiga ah, ayaa  sanad walba aduunka laga  xusaa iyadoo la soo abaabulo  munaasabad weyn oo loo qabto  daneeyayaasha caalamka si kor loogu qaado wacyiga qoraalka looguna dabaaldego horumarka laga gaarey dhanka warbaahinta iyo akhriska. Guud ahaan ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 41aad

Read More »

Maqal: Khataraha ka dhalan kara shidaalka Soomaaliya haddii aan si sax ah loo maamulin

Himilo-Shidaalka waa khayraad dabiici ah oo qiimo leh, haddii si habboon loo maamulo, wuxuu gacan ka geysan karaa horumarka dhaqaale iyo xasiloonida bulshada. Si kastaba ha ahaatee, Soomaaliya waxay la kulmi kartaa caqabado waaweyn haddii nidaamka maamulidda shidaalka uusan hufnaan ...

Read More »

Man Ciy Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaartay Southampton.

Himilo-Kooxda Man City ayaa guul ka gaartay kooxda Southampton kulan ka tirsan premier League. Kooxda Man City ayaa gushaas kadib si buuxda ula wareegtay hogaanka premier League. Kulanka ayaa ahaa mid ku adag Man City iyada oo Southampton iska caabin ...

Read More »

Ninkii naafada ahaa oo afadii daryeeli jiray furay kadibna naag kale guursaday!

Himilo_ Haweeney Malaysian ah oo muddo lix sannadood ah daryeeli jirtay seygeeda oo sariiryaal ahaa ayaa ku dhawaaqday inuu furay kadibna uu xaas kale guursaday! Nurul Syazwani waxay si joogto ah usoo dhigi jirtay baraha bulshada nolosha dib usoo kabashada ...

Read More »

Barcelona oo cashar u dhigtay Bayern Munich

Himilo-Kooxda Barcelona ayaa garaacday Bayern Munich kulan ka tirsanaa Champions league. Kulanka ayaa ku bilowday mid ay Barcona dar-dar ku bilaabatay ciyaarta Daqiiqadii 1-aadba Barcelona ayaa dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Raphinha kaas oo ciyaarta hogaanka u dhiibay ...

Read More »

24 October- Macluumaadka aad uga baahan tahay maalinta Qaramada

Himilo- Sannad kasta, 24 bisha October ayaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee Qaramada Midoobay, waxaana ujeedka uu yahay in lagu kasbado taageerada dadka caalamka iyadoo la barayo wax-qabadka iyo hiigsiga hay’adda. Haddaba waxaan halkan ku soo bandhigaynaa macluumaad kooban ...

Read More »

Fatahaada wabiga Shabeelle oo beero badan baabi’ise

Himilo-Fatahaada wabiga shabeele ayaa sababay khasaaro  hantiyeed iyo mid nololeed oo haysata dadkii ku noolaa tuulooyin  hoos yimaada degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe. Wabiga ayaa ku fatahay qiyaastii 40 km, waxaana tuulooyinka uu sida aadka u saameyay ...

Read More »

WHO: Masar waxaa laga ciribtiray malaria 100 sano kadib

Himilo_ Masar ayaa si rasmi ah looga dhawaaqay inay ka xorowday cudurka duumada, sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), taasoo ah guul weyn oo ay gaartay Egypt WHO waxay ku tilmaantay guushan mid “taariikhi ah.” Duumada waxay dhibaato ku ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 40aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan