Midowga Afrika ayaa maanta ilaa Axad qabanaya doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka ururka, ayadoo guddiga fulinta uu doortay xubnaha qabanaya doorashada, kuwaas oo todobaadkii hore ay doorashadoodu ka dhacday magaalada Addis Ababa. Xilka Guddoomiyenimada waxaa hadda u sharraxan Maxamuud ...
Read More »Yearly Archives: 2025
Cabsidii laga qabay iney burburto Xabad joojinta Gaza oo la xaliyey
Himilo-Xamas ayaa Khamiista ayaa ku dhawaaqday in ay sii dayn doonto saddex qof oo Israa’iili ah sida qorshuhu ahaa, taasoo xal u horseedi karta muran weyn oo hareeyay xabbad-joojinta ka jirta Marinka Gaza. Xamas ayaa hore ugu hanjabtay in ay ...
Read More »13 Febraayo- Maalinta caalamiga ee raadiyaha
Himilo – Raadiyaha waa warbaahinta gaarta dadka ugu badan caalamka oo dhan. Waxaa kale oo loo arkaa warbaahin leh awood badan islamarkaana qiimaheeda uu jaban yahay. waxaa sanadkan hal-ku-dheg- loo qaatay ‘Raadiyaha iyo nabadda’. Waxaa si gaar ah loogu talo ...
Read More »Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Tagi Karto Everton.
Himil-Kooxda Liverpool ayaa war fiican ka Heshay tababarka ka Hor Kulanka Everton. Kooxda Slot ee Liverpool ayaa guuldarro 1-0 ah ka soo gaartay Plymouth kulan naxdin leh oo wareega afaraad ee FA Cup axadii, haatanna waa inay si dhaqso ah ...
Read More »11 Febraayo- Maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska
Himilo – Sayniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba waxay bar muhiim ah kaga jiraan ku guuleysiga tiigsiga horumarineed ee bar dhammaadka Qaramada Midoobay sannadka 2030. Bulshooyinka caalamka ayaa 15-kii sanno ee tagay isku hawlay dhiiri-gelinta haweenka iyo gabdhaha ee sayniska. Tirada dumarka ...
Read More »Liverpool oo ka hartay tartanka FA Cup-ka
Himilo-Kooxda Liverpool ayaa ka hartay tartanka FA Cup-ka kadib markii ay guuldaro lama filaan ah kala kulantay kooxda Plymouth Argyle. Macalinta Slot ayaa xiddigahiisa muhiimka ah keydka ku soo bilaabay si uu ugu diyaar garoobo kulanka Everton ee todobaadkan Slota ...
Read More »Shirkii midowga Africa ee xaalada Congo oo war laga soo saaray.
Himilo-Shir ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha Afrika oo looga hadlayay qalalaasaha ka taagan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) ayaa laga soo saaray baaq “xabbad-joojin degdeg ah oo shuruud la’aan ah,” taas oo lagu dhaqan geliyo shan maalmood gudahood. Kooxda fallaagada ...
Read More »Maqaal: Isbarbardhigga Nadaafadda iyo Horumarka Dalalka Rwanda iyo Soomaaliya.
Himilo-Nadaafadda iyo horumarka waa labo arrimood oo si dhow isugu xiran. Dal walba oo horumar gaara, nadaafaddiisa ayaa qeyb weyn ka qaadata. Soomaaliya iyo Rwanda waa labo dal oo ka soo kabanayay burbur siyaasadeed iyo dagaallo, hase yeeshee, Rwanda waxay ...
Read More »Xamaas iyo Israel oo mar kale is dhaafsaday Maxaabiis
Xamaas ayaa Sabtida maanta ah sii deysay saddex kale oo la haystayaal Israa’iiliyiin ah taasi oo qayb ka ah heshiis xabbad-joojin ah oo aan caga badan ku taagneyn, xitaa iyadoo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu sii wado inuu ka hadlo ...
Read More »ku dhawaad 3,000 oo qof oo lagu dilay dagaalki dhawaan ka dhacay magaalada Goma
Himilo-Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku sugan dalka Jamhuuriyadda Dimqoraadiga ee Congo ayaa Arbacadi shalay sheegay, in ku dhawaad 3,000 oo qof lagu dilay dagaalki dhawaan ka dhacay magaalada Goma ee bariga dalkaasi. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ...
Read More »
Radio Himilo
