Author Archives: Ahmed Haaddi
Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
Nashqadeeye af-saabyada la tuuro ka sameeya taajka aroosyada
Himilo – Xirasho ka dib tiro badan oo haraadiga af-saabyada ah ayaa maalinle loo tuuraa. Nashqadeeye ku sugan UK ayaa ku gguleystay inuu haraadigooda ka sameeyo taajka aroosyada. Taajka uu sameeyay Tom Silverwood wuxuu ka kooban yahay 1,500 oo xabbo. ...
Read More »Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 16aad
Gaariga ugu Foosha xun Dunida
Himilo — Carruurnimadiisa laga soo bilaabo wuxuu aad u jeclaa bir-socotada oo dhan oo baabuurtuna ay kaga jireen kaalmaha hore. Waxayna taasi kaga tagtay inuu is weydiiyo sabbata gaari walba dibadda loogu sameeyo oo aan gudaha mid lagu sameeyey loo ...
Read More »Liverpool oo lagu gacan sayray dalabkii ay ka gudbisay Federico Chiesa
Himilo – Liverpool ayaa dalab € 100m (£ 86m) oo ku aadan Federico Chiesa ay ku diiday Juventus. 23 jirkaan ayaa haatan amaah ugu ciyaara kooxda Juventus isagoo ka soo dhaqaaqay Fiorentina, laakiin Old Lady waxaa ku waajib ah inay ...
Read More »Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 15aad
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 14aad
Liverpool oo rajeyneysa inay ku hesho 70 milyan ginni iibinta shan ciyaaryahan
Himilo – Jurgen Klopp ayaa isha ku haya inuu sameeyo ugu yaraan labo ciyaaryahan oo dheeri ah isbuucyada soo socda isagoo doonaya inuu xoojiyo khadka dhexe iyo seddexaad ee ugu dambeya. Marko Grujic iyo Taiwo Awoniyi ayaa durbaba loo ogolaaday ...
Read More »