Home / Author Archives: Ahmed Haaddi (page 60)

Author Archives: Ahmed Haaddi

Shan ka mid ah casaankii ugu yaabka badan ka dib markii Kounde uu madaxa ku dhuftay Jordi Alba

Himilo – Bartilmaameedka Chelsea Jules Kounde ayaa kaarka cas oo toos ah loo taagay habeenimadii talaadada kadib markii daafaca Sevilla uu kubad wajiga kaga tuuray daafaca Barcelona ee Jordi Alba. Ka dib gacan ka hadal yar oo ka dhacay meel ...

Read More »

Real Madrid oo waayi doonta 11 ciyaaryahan kulanka maanta

Himilo – Real Madrid ayaa waayi doonta ilaa 11 ciyaartoy oo kooxda kowaad ah kulanka ay la ciyaari doonto Athletic Bilbao. Los Blancos waxa ay la ildaran tahay COVID-19 oo ka dillaacay kooxdeeda, iyaga oo diiwaangeliyay siddeed tijaabo positive ah ...

Read More »

Haweeney awoodi kari weyday inay si buuxda u xidho indhaheeda ka dib markii ay gashay qalliin qurxin ah

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo lacag dhan 13,000 Yuan u dhiganta ($1,850) ku kharash gareysay qaliinka labada indhood ee isqurxinta ah, balse waxa ay awoodi waysay inay si buuxda indhaha isugu qabato, xataa marka ay seexato. Ku ...

Read More »

Ba’a qaadka balaayo naheysata

Himilo – Qaadku waa aafo ay la nool yihiin dad badan oo soomali ah, waxa uu saameyn xooggan ku leeyahay qoysas badan oo Soomaaliyeed, waxaa ku kala tagay qoys iyo qaraabo, waxaa ku kala irdhobay labo isla dhalatay iyo labo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 109aad

Read More »

Ralf Rangnick oo la xiriiray aabaha Erling Braut Haaland

Himilo – Tababaraha ku meel gaadhka ah ee Manchester United Ralf Rangnick ayaa lagu soo warramayaa inuu heshiis la galay aabbaha dhalay weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland, iyadoo uu shaki ku jiro mustaqbalka wiilkaan. 21-sano jirkaan ayaa sii wadey ...

Read More »

7 naadi oo uu Christian Eriksen ku biiri karo iyadoo geesiga Denmark uu kansalay qandaraaska Inter

Himilo – Christian Eriksen xaaladiisa caafimaad ee murugada leh ee tartanka Euro 2020 ayaa markii dambe keentay in qandaraaskiisa Inter Milan la joojiyo. Laga soo bilaabo ku guuleysiga Scudetto ee xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horeysay, waqtiga deenishka ee San Siro ayaa ...

Read More »

Wax ka baro 10-ka Dal ee qaarada Africa ugu dhulka weyn

Himilo – Waxaan halkan kuugu soo gudbinaynaa 10-ka dal ee Africa ugu dhulka weyn annagoo ku bilaabi doona midka tobanaad. 10: Muritania, Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Muritaaniya waxa ay dhacdaa waqooyi-galbeed Africa, Magaalo madaxdeeda waxaa layiraahdaa Nouakchott (Nuwaag-shoot), bedkeeda waxa ...

Read More »

Nin lagu xukumay 3 sano oo xarig ah markii uu xaday saaxiibtiisii hore !

Himilo – Nin u dhashay dalka Shiinaha ayaa dhawaan lagu helay fal xatooyo ah kadib markii la sheegay in uu daroogeeyay saaxiibtiis hore kadibna ay indhaha kala furtay si ay u furto taleefankeeda casriga ah oo uu lacag uga soo ...

Read More »

Maxaa ku dhacay lix ciyaaryahan oo uu Jose Mourinho iibiyay xilli uu ku sugnaa Man Utd

Himilo – Jose Mourinho waqtigiisii xumaaday ee uu ku ahaa tababaraha Manchester United ayaa la soo afjaray seddex sano ka hor maanta. Macalinka reer Portugal ayaa hoggaanka Old Trafford ku hayay in ka badan labo sano iyo bar, waxaana loo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan