Himilo – Saynisyahanada ayaa ku rajo weyn inay rumoobi doonto aragtida ah in la heli doono saddonka sano ee soo socda robotyo kubadda cagta dadka kala wareega. Ilaa iyo hadda waxaa la sameeyay robotyo caawil ah oo loo diyaariyay inay ...
Read More »Home / Author Archives: Ahmed Haaddi (page 82)
Author Archives: Ahmed Haaddi
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 72aad
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 71aad
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 70aad
Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Dhaawaca Granit Xhaka ee mudada dheer intee ayuu qaadan doonaa ?
Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal Granit Xhaka ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo seddex bilood ah ka dib markii uu ka dhaawacmay jilibka intii lagu jiray kulankii axadii ee waqooyiga London derby ee Tottenham. Xhaka waxaa si lama ...
Read More »29 September – Maalinta caalamiga ah ee iska wacyi-gelinta khasaarinta cuntada
Himilo – Cunno marka la qeexayo waa wax waliba tamar siiya jirka. Waxey ka caawisaa qofka in jirkiisu koro, helo unugyo cusub, si hagaagsan u shaqeeyo, dhismo. Dadyowgii hore waxay cunnada ku raadsan jireen hab u gaarsi ah, halka qaarkoodna ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 69aad
Maalinta caalamiga ah ee helidda xogta guud
Himilo – Waxyaabaha aas-aaska u ah noloshada aadanaha qarnigan 21aad kuna xigi kara helidda hoy, cunno iyo biyo waa helida xogta oo ka mid ah xuquuqaadka uu muwaadinku leeyahay, taasi oo u fududeyn karta inuu qaato go’aan togan isaga oo ...
Read More »