Home / Arrimaha Bulshada (page 31)

Arrimaha Bulshada

Maahmaahyo ku saabsan Nabadda

  Himilo – Maahmaahdu waa qeyb kamid ah suugaanta Soomaalidu waxay wax isugu sheegeen, waxaan inta badan la adeegsadaa marka gar laysku dhiganayo. hadabda halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa maahmaahda nabada ku saabsan. –Aan wadahadalno waa aan heshiino -Nabadi waa geel ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Shaaha

Himilo — Dunidu waxay maanta oo ah 21 May u dabaal-degaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Shaaha. Halka badi waddamo badan sida Hindiya ay la-daala-dhacayaan xakameynta wejiga labaad ee xanuunka soo laba-kacleeyey ee Covid-19, Cabidda Shaaha wuxuu safka hore wali kaga ...

Read More »

Waa imisa tirada madaxweynayaasha ku geeriyooday shilalalka diyaaradaha?

Himilo – Waxaa la xaqiijiye Geerida madaxweynihii dalka Iran Ibrahim Raisi oo shil diyaaradeed ku geeriyooday. Safarka madaxweynaha waxaa wehliye wasiirka arimaha dibada Hossein Amir Abdollahian, godoomiyaha gobolka Azerbaijan iyo Saraakiil kale oo dhamaantood geeriyooday. Hadaba marka laga yimaado madaxweynaha ...

Read More »

Maqaal: Nabad dhisidda iyo kaalinta Gabyaaga Soomaaliyeed.

Himilo – Waxaa in badan dhacda in bulsho meel wada dagta colaadi dhex marto waxay ku bilaabataba, dabadeedna wax yeelo lays gaarsiiyo sida in la is-dilo, la is-boobo, la-is barakiciyo ama la kala fogaado. halkaa waxaa ku luma xiriirkii iyo ...

Read More »

16 May, maalinta Caalamiga ah ee Iftiinka

Himilo – Iftiinku waxa uu kaalin dhexe ka ciyaaraa nolosheena. Heerka aasaasiga ah, iyada oo loo marayo photosynthesis, iftiinku waa asalka nolosha laftiisa. Daraasadda iftiinka waxay horseedday ilo tamar beddel ah oo rajo leh, horumar caafimaad oo naf-badbaadin ah oo ...

Read More »

15 May – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska.

Himilo – Maalinta Caalamiga ah ee Qoyska waa xus sanadle ah oo 15 May sanad kasta dunida looga dabaal-dego. Maalintan waxaa ku dhawaaqday kal-fadhiga guud ee QM sanadkii 1993, waxaana  lagu iftiimiyaa muhiimadda bulshada caalamku siiso qoysaska. Munaasabadda maalinta Caalamiga ...

Read More »

Qofkii ugu horreeyay aduunka ee loo galiyo kelyo doofaar oo geeriyooday

Himilo – Rick Slayman, oo 62 jir ah, ayaa geeriyooday bilo kaddib markii uu noqday qofkii ugu horreeyay aduunka oo la galiyo kelyo doofaar. Dhacdadan oo ahayd tallaabo dhanka caafimaadka loo qaado ayaa lagu sameeyey Isbitaalka Guud ee Massachusetts bishii ...

Read More »

Kenya: TikTokers loo xiray prank ay ku hor-sameeyeen saldhig boolis

 Himilo- Afar qof oo TikTokers ah ayaa xabsi loo dhigay muuqaal ay ka duubeen fal dhac ah oo ka dhacay afaafka hore ee saldhig boolis oo ku yaalla dhulka xeebta ee Kenya. Shaqsiyaadkan ayaa lagu eedeeyay inay faafiyeen macluumaad been ...

Read More »

Ethiopia oo faaido badan ka samayse dhoofinta Coffee-ga

Himilo- Dhoofinta Coffee-ka Ethiopia waxay ka macaashtay 835 million oo doller sagaalkii bil ee aan ka soo godobnay. Dalkan dhaca bariga Africa waxa uu u dhoofiye suuqyada caalam-ka 174,590 tons oo coffee ah sida laga soo xigtay gudiga maamulka beeraha ...

Read More »

Tirada dadka diinta Islaam-ka qaadanaya sabab laxariirta adkeysiga shacabka Falastiin oo sii badanaya.

Himilo – Boqolaal ardada Maraykan ah ayaa qaatay diinta Islaamka xilli ay siibadanayaa dadka caanka ah ee diinta islaamka ku soo biiraya tan iyo markii Isreal ay weerarka ku qaaday magaamada Gaza ee dhulka Falastiiniyiin-ka. Qaarkamid ah dadkaa soo muslimtay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan