Home / Arrimaha Bulshada (page 8)

Arrimaha Bulshada

Tirada dadka ku geeriyooday dabka ka socda mareykanka oo korortay

Himilo- Dabka ayaa baabi’iyey 10,000 oo dhisme sida laga soo xigtay Jorge Garcia oo ah madaxa dabdamiska ee Los Angeles, isagoo hadalkiisa ku daray inay dhimashado gaartay 10 qof. Dabka ka socda Los Angeles ayaa u qeynsan shan aag oo ...

Read More »

Maxaa sababay dabka qasaaraha xooggan dhaliye ee Mareykan-ka ka socda?

Himilo-Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka 1,000 gurina ay ku basbeeleen dab xoog leh oo tan iyo Talaadadi ka socda hareeraha magaalada Los Angeles ee dalkan Mareykanka. Guryo iyo goobo ganacsi ayaa gubtay, iyadoo ...

Read More »

dhul-gariir qasaaro dhaliye oo ku dhuftay dalka China

 Himilo-Ugu yaraan 53 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dhulgariir xooggan uu subaxnimadii Talaadada ku dhuftay gobolka fog ee Tibet ee dalka Shiinaha. “Konton iyo saddex qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen, 62 kalena ay dhaawacmeen ilaa duhurnimadii Talaadada, ...

Read More »

Ciidanka Yuhuudda oo beegsaday Gaadiid Gargaar u waday Qaza

Himilo-Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in shaqadeeda gaarsiinta gargaarka dadka reer Qasa ay mareyso meel halis ah, ka dib markii sida ay sheegtay qaab ula kac ah oo halis ah oo wax u dhimaya howlaha gargaarka askarta Israa’iil iyo burcadda ...

Read More »

Xamas iyo Israel oo isku af-galan la’ heshiis xabbad joojin ah

Himilo-Isara’il iyo Xamaas ayaa isku mari waayay wajiga koowaad ee heshiis xabbad joojin ah oo ka hirgala Gaza iyo siideynta qaar ka mid ah Israa’iiliyiinta u hayaan Xamas. Sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa sheegay in kooxdu ay ansixisay sii deynta ...

Read More »

Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV ee Chine ka dilaacay?

Himilo-Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay xanuun cusub oo soo ritay dad badan, waxaana isbitaalada kuyaalla dalkaasi buux dhaafiyay dad badan oo ka cabanaya fayruska HMPV. hadaba Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV? Human metapneumovirus (HMPV) waa fayras ku dhaca hab-dhiska neefsashada, ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ‘Braille-ka’ ee Farta Indhoolayaasha.

Himilo-Sannadkasta maanta oo kale dunida waxaa laga xusaa maalinta caalamiga ah ee qoraalka farta indhoolayaasha oo la Braille. Qarnigii 19aad bilowgiisa, Faransiiska waxaa ku dhashay wiil yar oo isaga oo saddex jir ah waayay nimcada aragga balse ugu danbeyntii ku ...

Read More »

Soomaaliya oo 54 sanno kadib hogaanka u qabatay golaha Amaanka ee QM

Soomaaliya ayaa si rasmi ah dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannad⁹ood kaddib. Soomaaliya ayaa ka mid noqotay 15-ka xubnood ee uu ka kooban yahay Golaha Ammaanka, gaar ahaan 10-ka xubnood ee aanan joogtada aheyn. Waxay ...

Read More »

Boqolaal Yuhuud ah oo xoog ku galay Masjidka Al-Aqsa

Wakaaladda wararka Falastiin ee Wafa ayaa ku warrantay in 632 Israa’iiliyiin ah ay xoog ku galeen masaajidka barakaysan ee Al Aqsa Waxaa la sheegay iney ku xad-gudbeen goobaha ay ku cibaadaystaan muslimiinta, halka sidoo kale loo diidday Falastiiniyiinta inay gudaha ...

Read More »

Libaax baddeed dalxiisayaal ku dilay Masar

Himilo-Weerar uu geystay libaax badeed oo ka dhacay xeebaha Badda Cas ee Masar ayaa waxa uu sababay dhimashada hal qof oo dalxiise ah mid kalena waa uu ku dhaawacmay. War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda deegaanka ayaa lagu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan