Home / Cayaaro (page 171)

Cayaaro

Barcelona oo isha ku heysa bartilmaameedkii Ac Milan iyo Juventus

Muqdisho – Kooxda reer Spain FC Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso dhaqaale  ay kula soo saxiixaneyso xiddiga qadka dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain Adrien Rabiot. Rabiot ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo kooxo dhowr ah, horaantii bilihii la ...

Read More »

Juventus ayaa qarka u saaran inay la kulanto wakiilka xiddiga De Ligt

Muqdisho – Calciomercato ayaa fahamsan in Juventus ay qorsheyneyso in ay kulan la yeelato wakiilka Mino Raiola ee laacibka Holland iyo Ajax Matthijs De Ligt, iyagoo doonaya inay ku garaacaan Barcelona tartanka loogu jiro laacibkaan. Xiddiga da’da yar ayaa u ...

Read More »

Man City oo u dhaqaaqday laacibka Real Madrid Isco

Muqdisho – Manchester City ayaa isha ku heysa xaaladda xiddiga Real Madrid ee Isco, sida laga soo xigtay Mundo Deportivo. 26 jirkaan ayaan weli la bilaabin tababaraha cusub ee kooxda Madrid, Santiago Solari, ayaana iska iibineysa xagaaga, iyada oo indhaha ku ...

Read More »

Goorma ayuu ku soo laabanayaa tababarka Kevin De Bruyne?

Muqdisho – Xiddiga Manchester City Kevin De Bruyne ayaa diyaar u ah inuu tababarka buuxa ku soo laabto Isbuuca soo aadan, isagoo si weyn u soo jiitay Pep Guardiola, sida ay warisay Metro. Xiddiga reer Belgium ayaa lagu qasbay inuu ...

Read More »

Maxay tahay qorshaha Mourihno uu ka damacsan yahay Matteo Darmian?

Muqdisho – Matteo Darmian ayaa mar kale isku dayi doona inuu ka tago Manchester United islamarkaana uu dib ugu laabto Italy bisha Janaayo, laakiin Jose Mourinho ayaa doonaya inuu daafacaan ku sii nagaado Old Trafford ilaa ugu yaraan dhammaadka xilli ...

Read More »

Manchester United oo 50 milyan oo ginni ku dooneysa laacib u ciyaara Juventus

Muqdisho – Kooxda Manchester United ayaa si xooggan lala xiriirinayaa daafaca dambeedka midig ee reer Brazil iyo Juventus Alex Sandro,kaasi oo kamid ah laacibiinta ugu muhiimsan ee sida wanaagsan kaga ciyaara booska dambeedka midig. Laacibka reer Brazil Sandro ayaa si ...

Read More »

Kulanka Miisaaniyadda: Man City vs Man Utd

Muqdisho – Mid kamid ah kulamada ugu xiisaha badan ayaa caawa kadhici donna garoonka baaxadda weyn ee Etihamd Stadium, oo ay ku ciyaarto kooxda Man City,kulan ciyaareedka magalaada Manchester loogu magac dhabo,Derby Manchester,kaasi oo caadiyan ay ku bartmaan Man Utd ...

Read More »

Garsoore ilaa xog-haye – Nolasha Xasan Fareey

Muqdisho – Hassan Mohamed Mohamud oo ku magac dheer Xasan Fareey,waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho,gaar ahaan degmada Boondheere,01-October-1957,waa mid ka mid ah shaqsiyaadka aadka loogu qadariyo Sportiga dalka gaar ahaan kubadda cagta,waxa uu ciyaaraha kusoo galay heer cayaaryahan isaga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan