Home / Deegaan (page 11)

Deegaan

Seynisyahan caan ah oo wax badan ka sheegay kuleylka dunida oo geeriyooday

Himilo FM –Seynisyahan bixiyay digniinadii ugu horreeyay ee ku saabsan isbadalka cimilada islamarkaana caan ku ahaa eray bixinta “Kuleylka caalamiga ah” ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu tahay 87. Wallace Smith oo muddo dheer bare ka ahaa jaamacadda Columbia University ayaa ...

Read More »

Haweenay 81 jir ah oo keligeed ku nool jasiirad!

Himilo FM –Kim Sin-yeol waa 81 jir ka soo jeeda koonfur Kuuriya, waxay keli ku tahay oo ay ku nooshahay jasiiradda Dokdo oo ay ku wada muransan yihiin dalalka koonfur Kuuriya iyo Jabaan. Kim waa qofka keliya ee deggan jasiiradda ...

Read More »

Wax ka ogow sheekada ninka xanaaneeya 2 Milyan oo balan baalis ah!

Himilo FM –Balan baalista waxaa lagu tiriyaa xayawaanada ugu quruxda badan si gaar ah kuwa xasharaadka, waxay leedahay qurux indho daraan-dar ah iyo midabo soo jiidasho leh. Waxay balan baalista ku habboon tahay deegaan kasta laakiin waxay ku badan tahay ...

Read More »

Baraf caddihii Ruushka oo madoobaaday!

Himilo FM – Ruushka waa mid ka mid ah waddamada ugu qabow dunida, barafku waxa uu u da’aa sida roobka! Balse bilowgii toddobaadkan dadka deggan magaalooyinka Kiselevsk iyo Prokopyevsk waxay ku waabariisteen barafkii caddaa ee jidadka warnaa oo isku bedelay ...

Read More »

10 kun oo Euro ayaa lagu siinayaa haddii aad degayso magaaladan!

Himilo FM –Magaalooyin dhowr ah oo ku yaala Talyaaniga ayaa wajahaya dad yari, waxayna tani ku qasbeysaa maamulka maxaliga ah inay dadka u sheegaan lacago badan oo loo siinayo abaal marin haddii ay dagayaan magaalada. Sida warbaahinta CNN-ka soo warisay ...

Read More »

La kulan – ninka beeray 5 Milyan oo geed!

Himilo FM – Vishweshwar Dutt waxa uu dhintay 18-kii bishan Janaayo hase ahaatee xusuustiisa kama guuri doonto dadkii uu la noolaa iyaga oo ula baxay “ Ninkii geedaha Uttarakhan” Waxa uu ahaa nin u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka oo abuuray 5 ...

Read More »

Luxembourg oo gaadiidka bilaash lagu raacayo si loo yareeyo saxmadda wadooyinka!

Himilo FM – Luxembourg oo ay ku nool yihiin 602 kun oo qofood islamarkaana lagu tiriyo mid kamid ah wadamada ugu yar Yurub ayaa ka cabanaysa  saxmad xooggan oo wadooyinka dalkaasi ka jirta. Nasiib wanaag, waxay u muuqataa in arrintan ...

Read More »

Ingiriiska oo ka maarmaya gaadiidka hawada wasaqeeya sannadka 2040

Himilo FM – Ingiriiska ayaa maanta oo isniin ah ballan qaaday inuu ka hortagayo wasaqda hawada isaga oo ka dejinaya sharci cusub oo la xiriira tayada hawada oo kharash badan uu ku baxayo. Xukuumadda Ingiriiska ayaa noqonaysa dalkii ugu horreeyay ...

Read More »

Maxay Macedonia u badalaysaa magaca qaranka dalkaasi?

Himilo FM – Baarlamaanka Macedonia ayaa ansixiyay sharci wax ka badal ku sameynaya magaca dalkaasi oo loo badalayo jamhuuriyadda Macedonia. Ra’iisul wasaare Zoran Zaev ayaa si dirqi ah ku xaqiijiyay seddex meelood labo meel codadka uu u baahnaa si loo ...

Read More »

Maxay tahay sababta dad badan uga guuraan magaalada Paris?

Himilo FM – Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxaa sannad kasta ka taga 12 kun oo qofood, waxayna arrintan socotaa muddo dhowr sanno ah. Sida laga soo xigtay machadka Faransiiska ee tirakoobyada iyo daraasadaha dhaqaale, magaalada Paris waxaa ka qaxay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan