Home / Deegaan (page 10)

Deegaan

22 March: Maalinta Caalamiga ee Biyaha

Himilo FM – 22 bisha March sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha. Ujeeddadu waa in la xaddidaa mushkiladaha biyaha ku foolan. Maanta, 1.8 bilyan oo dad ah ayaa adeegsada ama isticmaala biyo aan sugneyn – ...

Read More »

Sahan: Magaalooyinka ugu qaalisan iyo kuwa ugu jaban xagga nolosha

Himilo FM –Magaalooyinka Paris, Hong Kong iyo Singapore ayaa safka hore ka soo galay liiska magaalooyinka ugu qaalisan caalamka. Waa markii ugu horreysay oo ay seddex magaalo qeybsadaan kaalinta ugu horreysa ee sahanka sanadlaha ah ee uu sameeyo Economist muddo ...

Read More »

Daraasad cusub: Meeraha Mercury ayaa u dhaw dhulka!

Himilo FM –Meeraha Venus ayaa in muddo ah lagu tirinayay inuu yahay kan ugu dhaw dhulka laakiin waxa uu tilmaamtan ku weyn karaa natiijada baaritaan cusub oo dhaliyay dood badan. Baarayaal katirsan jaamacadda Alabama ayaa sheegay in meeraha Mercury uu ...

Read More »

Waa kuwee dalalka leh hawada ugu nadiifsan caalamka?

Himilo FM –Finland ayaa ku faaneysa inay noqotay dalka ugu hawada wanaagsan ururka Midowga Yurub hase ahatee marka la eego caalamka oo dhan waxaa ka horreysa Iceland oo leh hawada ugu nadiifsan dunida. Kaalmaha kale ee xigga ee dalalka leh ...

Read More »

Sahan: Magaalooyinka ugu wanaagsan iyo kuwa ugu liita xagga nolosha caalamka

Himilo FM –Magaalada Vienna ayaa sannadkii 10aad oo xiriir ah waxay noqotay magaalada ugu wanaagsan caalamka ee lagu noolaado. Sida ku xusan qiimeynta Mercer Quality of Living Survey, magaalooyinka Yurub ayaa noqday kuwa ugu horreeya liiska magaalooyinka ugu wanaagsan xagga ...

Read More »

Turkiga: Lamaane ku nool jasiirad fog muddo 15 sanno ah!

Himilo FM –Hüseyin Afacan iyo xaaskiisa Ayşe Afacan oo da’doodu tahay toddobaatameeyo ayaa ku nool jasiiradda fog ee Çiçek muddo 15 sanno ah sida laga soo xigtay warbaahinta maxaliga ah ee Turkiga. Waxaa ku yaalla jasiiradan geedaha nuucyadooda kala duwan ...

Read More »

3-da Maarso – Maalinta Caalamiga ee Duurjoogta

Himilo FM – 3-da bisha March sannad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-dego noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan. Isla markaasna, maalintani waxay na xusuusinaysaa baahida ...

Read More »

Tuugo xaday geedo ku fadhiya 118 kun doolar!

Himilo FM – Koox xirfadlayaal tuugo  ah ayay u suura gashay inay xadaan 7 geed oo ah nuuca yaryar oo ku fadhiya qiimo dhan 118 kun oo doolar sida ay qoreen inta badan warbaahinta caalamka. Waxa uu falka xatooyada ah ...

Read More »

Magaalo lacag kugu siineysa inaad ku safarto baaskiil

Himilo FM –Dowladda hoose ee magaalo dhacda koonfurta Talyaaniga ayaa siinaysa muwaadin kasta lacag dhan 250 Euro oo u dhiganta 283 doolar haddii uu adeegsanayo baaskiil halkii uu raaci lahaa mooto ama gaari. Tani waxay qeyb ka tahay mashruuc cusub ...

Read More »

Wax ka ogow sababta loo iibinayo gobal ku yaala Mareykanka?

Himilo FM –Dalka Mareykanka, kumanaan qofood ayaa falcelin ka sameeyay warqad furan oo lagu iibinayo gobalka Montana ee dhaca waqooyiga dalkaasi si deymaha dalka lagu leeyahay loo yareeyo. Wrageyska Time ee Mareykanka ka soo baxa ayaa sheegay in 12 kun ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan