Home / Dibadda (page 12)

Dibadda

Elon Musk oo soo saaray hadal ka nixiyay dadka adeegsada Twitter-ka.

Himilo – “Dhammaan dadka ciwaanada ku leh shirkadda X waxay bixin doonaan lacag si ay u sii adeegsadaan,” sidaas waxaa yiri Elon Musk. Xilli uu dhinac fadhiyay milyuneer-ka Ra’iisul-wasaraha Israel Benjamin Netanyahu ayuu milkiilaha shirkadda Tesla iyo SpaceX yiri  “lacag ...

Read More »

Dowladda Japan oo cabsi ka qabta dhallinyadadii oo dalkaas ka sii dhamaanaya.

Himilo – Toban boqolkiiba (10%) shacabka Japan da’doodu waxay ka weyntahay 80 sanno sida ay sheegtay dowladda. Warbixin dhawaan wasaaradda arrimadaha gudaha Japan ay daabacday ayaa lagu sheegay in bulshada dalkaas ay da’ noqdeen taas oo ka dhigtay dalka dadka ...

Read More »

Libya: Magaaladii badda ku darsantay ee Derna.

Himilo – Tirada dadka ku dhintay magaalada xeebeebka Derna ee dalka Libya ayaa gaartay 11,300 oo qof  maanta oo riiqdu tahay ‘16-9-023’ xilli weli uu socdo baadi goobka dadka la la’yahay markii daad xoog leh uu magaalada ku rogmaday. Daadka ...

Read More »

Lewandowski Iyo Kevin De Bruyne oo si cad u diiday ku biirista horyaalka Sacuudiga.

  Himilo – Kooxaha horyaalka waddanka Sucuudiga ayaa ku hungoobay isku-day ay ku doonayeen inay la saxeexdaan labada ciyaartoy ee Robert Lewandowski iyo Kevin De Bruyne oo ay dalabyo dhawr ahaa ka gudbiyeen, laakiin ay ciyaartoydani iska diideen. Robert Lewandowski ...

Read More »

Taariikh nololeedka Fanaankii weynaa Axmed Naaji Sacad.

Himilo – Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad uga naxay geerida ku timid Fanaankii Soomaaliyeed ee Axmed Naaji Sacad oo maanta ku geeriyooday magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska. Axmed Naaji Sacad waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sannadkii 1939-kii, waxa uuna ...

Read More »

Shirka looga hadlayo isbedalka cimilada Afrika oo magaalada Nairobi ka furmay.

Himilo – Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa  furay kulanka oo socon doono mudo sadax maalin ah Qaarada afrika oo ah hoyga inkabadan billion qof, waxaa saameyn ba’an  ku haya  isbadalka cimilada taas oo  badankeed ay sababeen dadka qaarada ku nool ...

Read More »

Carlo Ancelotti oo ladhacsan saxiixa dhawaan galka ah ee kooxdiisa

Himilo: Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa qiyaasay tirada goolasha uu dhalin karayo xiddiga reer England ee Jude Bellingham oo afartii ciyaarood ee ay Los Blancos dheeshay si joogto ah goolal u dhalinayay. Jude Bellingham oo ...

Read More »

Liverpool oo dooneysa inay si weyn u xoojiso qadkeeda dhexe

Himilo – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa qorshaynaysa inay is-xoojiso marka uu furmo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga, waxaana boosaska uu Jurgen Klopp rumaysan yahay in ay tahay in kooxdu keento saxeexyo cusub ka mid ah khadka dhexe. Jurgen Klopp ...

Read More »

Lukaku oo dib ula midoobey Mourinho

Weeraryahanka Bilgiumka ee ku wareeray Chelsea ayaa mar kale amaah kaga tagay kooxda ka dhisan galbeedka London, isaga oo iska xaadiriyay Horyaalka Dalka Talyaaniga oo uu xagaagii hore ka ciyaarayay. Lukaku oo ay wali leedahay Chelsea ayaa ku biiray Kooxda ...

Read More »

Hazard oo da’da 32 jir uga fariisanaya kubadda Cagta

Xiddiggii hore ee Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid Eden Hazard ayaa qorsheynaya in uu isaga fariisto kubadda cagta kaddib markii uu isaga tagay Kooxda Real Madrid. Hazard ayaa heshiiskiisa Real uu dhacay xagaagii la soo dhaafay mana jirin koox uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan