Home / Dibadda (page 4)

Dibadda

Real Madrid oo u dagaalamaysa inay saddex koob wada qaado

Real Madrid waxay dhamaystirtay diyaar garowgeeda ka hor kulanka ay Valencia ku soo dhaweeyaan La Liga maanta. Kooxda Carlo Ancelotti ayaa haatan saddex dhibic ka hooseysa hoggaamiyayaasha horyaalka ee Barcelona kuwaas dhankooda  martigelin doona Real Betis. Real Madrid mar kale ...

Read More »

QM: In ka badan hal milyan oo Suuriyaan ah oo guryahooda ku laabtay.

Himilo-In ka badan hal milyan oo qof ayaa ku laabtay guryahooda gudaha Suuriya kadib markii Bashar Al-Assad xilka laga tuuray bishii Diseembar 8-deedii, sida ay sheegay Qaramada Midoobay. Tiradaas waxaa ka mid ah 800,000 oo qof oo gudaha dalka ku ...

Read More »

Shirkii midowga Africa ee xaalada Congo oo war laga soo saaray.

Himilo-Shir ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha Afrika oo looga hadlayay qalalaasaha ka taagan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) ayaa laga soo saaray baaq “xabbad-joojin degdeg ah oo shuruud la’aan ah,” taas oo lagu dhaqan geliyo shan maalmood gudahood. Kooxda fallaagada ...

Read More »

Dagaalka Suudaan: Ku Dhawaad Hal Milyan oo qof oo si qasab ah loogu barakiciyey Chad

Himilo-Ku dhawaad laba sano kadib markii uu dagaalku ka qarxay Suudaan, hal milyan oo qof ayaa u qaxay dalka deriska la ah ee Chad, kuwaas oo ay ka mid yihiin 720,000 oo qaxooti Suudaaneed ah iyo in ka badan 220,000 ...

Read More »

Sacuudiga oo maalgalin xooggan ku sameynaya Mareykan-ka

Sacuudiga ayaa maalgelin gaaraysa $600 bilyan ku sameynaya Maraykanka afarta sano ee soo socota, sida uu sheegay Dhaxal-suge Mohammed bin Salman kadib wadahadal khadka Taleefonka ah oo uu la yeeshay Madaxweyne Donald Trump. Tallaabadan, oo loogu talagalay in lagu balaariyo ...

Read More »

dhul-gariir qasaaro dhaliye oo ku dhuftay dalka China

 Himilo-Ugu yaraan 53 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dhulgariir xooggan uu subaxnimadii Talaadada ku dhuftay gobolka fog ee Tibet ee dalka Shiinaha. “Konton iyo saddex qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen, 62 kalena ay dhaawacmeen ilaa duhurnimadii Talaadada, ...

Read More »

Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV ee Chine ka dilaacay?

Himilo-Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay xanuun cusub oo soo ritay dad badan, waxaana isbitaalada kuyaalla dalkaasi buux dhaafiyay dad badan oo ka cabanaya fayruska HMPV. hadaba Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV? Human metapneumovirus (HMPV) waa fayras ku dhaca hab-dhiska neefsashada, ...

Read More »

Jimmy Carter oo geeriyooday isaga oo 100-sano jir ah

Madaxweynihi hore ee dalka Mareykanka Jimmy Carter, ayaa shalay oo Axadd aheyd ku geeriyooday xarun si gaar ah  loogu daryeelayay oo ku dhextaalla guriga uu ku lahaa degmada Plains ee gobolka Goergia ee dalkan Mareykanka. Jimmy Carter ayaa ahaa madaxweynihi ...

Read More »

Kumanaan Qof oo laga cabsi qabo inay ku dhintaan duufaanno ku dhuftay Mayotta

Himilo-ku dhowaad kumanaan qof, ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii duufaanta Chido ay ku dhufatay xeebaha badweynta Hindiya, gaar ahaanna jasiiradda Mayotte oo Faransiiska maamulo. Sarkaal sare oo maxalli ah ayaa ka digay, inay sii kordhi karto ...

Read More »

Madaxweyihii Koonfurta Kuuriya oo xilka laga xayuubiyay

Himilo-Xildhibaanada baarlamaanka ayaa dhiibtay codkooda ku aadan mooshinka xilka qaadista ah, waxaana ay haatan warbaahinta gudaha dalkaas tabineysaa in la rajeynayo in natiijada cod bixxinta lagu ogaado saacad gudaheed, xilligaas oo ku aadan gudaha dalkaas, 17:30, kuna beegan 11:30 waqtiga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan