Himilo – Maxkamad ku taal dalka Kenya ayaa dacwad kusoo oogtay hogaamiye diimeed iyo tobanaan qof oo lagu tuhunsanaa inay gacan ku lahaayeen dilka ku dhawaad 200 oo qof. Paul Nthenge Mackenzie iyo 29 kale oo tuhmanayaal ah kuwaasoo loo ...
Read More »Diinta
Bisha Soonqaad oo lafilayo inay dhalato March 11.
Himilo – Muslimiinta adduunka waxay bisha Ramadaan soo dhawayn doonaan maalin Isniin ah oo ay taariikhduna tahay March 11, 2024, marka laga qiimeeyo tirsiga bisha Hijriyadda. Waana sida ay u badan tahay in maalintaas ay wada soomi doonaan Muslimiinta adduunka ...
Read More »1 Feb – Maalinta Caalamiga ee Xijaabka.
Himilo – Maalinta Caalamiga Hijaabka waa dhacdo sanadle ah oo maskaxdeeda ay ka timid Nazma Khan sanadkii 2013-ka. Munaasabadda ayaa la qabtaa kowda bisha febraayo sanad kasta. Waxaana la xusaa 140 dal oo dunida kamid ah. Ujeedka maalintan waa dhiirri-gelinta ...
Read More »45 sano uu Baadari ahaa kaddib waxa uu qaatay diinta Islaamka kana hadlay sida uu iskubedelay!
Himilo-Wuxuu 45 sano baadari ka ahaa kaniisad ku taal dalka Australia. Gould David wuxuu ku dhawaaqay maalmo kahor inuu qaatay diinta Islaamka. Wuxuuna la baxay magaca Abdul Rahman. Barashadiisa iyo fahamkiisa Islaamka wuxuu kasoo bilowday Perth oo ah magaalo uu ...
Read More »Arday Muslimiin ah oo lacag u ururinaya Falastiin.
Himilo-Arday Muslimiin ah oo da’yar kuna nool Blackburn ayaa qeyb ka ah tartan kubadda cagta ah oo loo qabanayo ardayda iskuullada. Qorshahoodu waa inay lacag ugu ururiyaan Muslimiinta reer Falastiin ee ku nool Gaza. Waxaa soo agaasimay dhacdadan Hafiz Asif ...
Read More »Fadliga 10-ka Bisha Carafo,Daawo
Iyada oo lagu guda jiro 10ka hore ee Bisha Carafo ama Dil Xija, ayaa waxaa Sunno ah in la soomo sagaalka maalmood eeka horreysa maalinta Ciidda. Sheekh Cabdul Xayi Sheekh Aadan ayaa inala wadaagay waxyaabaha ay tahay in la sameeyo ...
Read More »Goorma ayey tahay in la bixiyo Fitrada?,Daawo
Maalmaha ugu dambeeya ee Bisha Ramadaan iyada oo lagu jor ayaa waxaa intaas dheer bixinta Fitrada waajibka ku ah qof kasta oo ka mid ah Dadka Muslimiinta ah. Haddaba Culimadu waxaa ay sheegayaan xilliyada ugu wanagasan amaba ugu ajirka badan ...
Read More »Daawo: Macalinka Kitaabka Qur’aanka ah gacantiisa ku qoray
Macallin Maxamed Sheekh Cabdullahi; waxaa uu gacantiisa ku qoray Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waxaana uu howshan waday muddo dheer. Wareysi uu siiyay Idaacadda Himilo, waxa uu ku sheegay in uu billaabay qoridda Kitaabka Qur’aanka ah sanadkii 1989kii . halkan ka ...
Read More »Daawo: Fadliga ku jira10-ka dambe ee Ramadaan
Bisha Soon ayaa soo gaartay tobankii ugu dambeeyay oo ay Maalmo dhaafeen, waxaan halkan idin kula wadaageynaa Fadliga Tobabnka Dambe ee Soonka iyo sida ay tahay in looga faa’ideysto. Shiikh Shariif Maxamed Cumar, ayaa soo jeedinaya. https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1418139155395462
Read More »Riyaadu Saalixiin Casharka 98aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 98aad.
Read More »