Himilo — Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Bedqabka Cunnada. Sannadkii 2018-ka ayaa Kal-fadhiga Guud ee QM wuxuu 7 June u asteeyey inay tahay maalinta bedqabka cunnada. Kulanweynihii caafimaadka dunida ayaa sannadkii hore meelmariyay heshiis lagu xoojinayo laguna dhirrri-gelinayo dadaallada ...
Read More »Maalmaha Caalamiga
Maalinta Caalamiga ee Ka-dhanka-ah Kalluumaysiga Sharci-darrada
Himilo — Fadhigii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee dhacay bishii December sanadkii 2017-kii, ayaa lagu go’aamiyay in sanadka kasta shanta Bisha Juun la xusuusto mushkiladaha kalluumeysiga sharci-darrada ahi ka dhasha. Waxaa maalintan looga faa’iideystaan in indhaha dowladaha ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Degaanka
Himilo — Muddo aan u fog, waxaan qodaynay godkii lagu xabaali lahaa nolosha degaanka; kheyraad walba oo ku dihan iyo baxaali quruxsanaanteeda waxaa lagu waday dhac iyo wax-yeelo joogto ah; mana jirto mas’uuliyad umadeed oo la iska saaray si wadajir ...
Read More »Maalinta Caalamiga ah ee diididda Tubaakada
Himilo – 31-ka May maanta oo kale waxaa dunida looga aqoonsaday maalinta ka hortagga Tubaakada. Tubaakadu waxa ay dishaa in ka badan 8 milyan oo qof sannad kasta. Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) wuxuu kor u qaadaa Maalinta Caalamiga ah ee ...
Read More »Maalinta Caalamiga ah ee Nabad ilaalinta Qaramada Midoobay
Maalinta Caalamiga ah ee Nabad ilaalinta Qaramada Midoobay, waxaa loo dabaal degaa 29 May sannad kasta, waa maalin maamuus loogu sameynayo shaqaalaha sida hagar la’aanta uga qeyb noqday in dal kale ay amni ka dhigaan, in ka badan 4,000 oo ...
Read More »Maalinta Caalamiga ah ee Xanuunka Isku-furanka.
Himilo — Xanuunka Isku-furanka ama Obstetric Fistula waa mid kamid ah dhaawacyada ugu daran ee soo gaara haweeneyda waqtiga dhalmada. Dalool yar oo u dhaxaysa kaadi-heysta iyo xubinta ay ilmuhu kasoo baxaan ayaana lagu gartaa. Waana 23 May maalinta loo ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Shaaha
Himilo — Dunidu waxay maanta oo ah 21 May u dabaal-degaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Shaaha. Halka badi waddamo badan sida Hindiya ay la-daala-dhacayaan xakameynta wejiga labaad ee xanuunka soo laba-kacleeyey ee Covid-19, Cabidda Shaaha wuxuu safka hore wali kaga ...
Read More »07 April – Maalinta Caafimaadka Adduunka
Himilo –Maalinta caafimaadka adduunka sanad kasta waxaa loo debaal deggaa 7 April. Ujeedada maalintan ayaa ah in laysku baraarujiyo kor u qaadidda caafimaadka. Xuska maalinta waxay soo billaabatay sannadkii 1948. Wixii markaas ka dambeeyay waxaa sanadle loo falanqeynayay muhiimadda caafimaadka ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Tiyaatarka
Himilo — Maalinta Caalamiga ah ee Tiyaatarka waxaa markii ugu horreysay unkay Machadka Tiyaatarka Caalamiga sannadkii 1961. Farriinta sannadlaha ah ee ku jirta Dhambaalka maalintan waxaa qoray jean Cocteau taniyo sannadkii 1962-kii. 27 March sannadkii 1962 oo ku beegan daahfurka ...
Read More »01 Maarso – Maalinka caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta takoorka
Himilo – 1-da Maarso waxaa loo calaamadeeyay maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta takoorka. Si sannadle ah ayaa maalintan loogu dabaal deggaa, ujeedadu waxay tahay in kor loo qaado sinnaanta sharciga dhammaan dawladaha xubnaha ka ah Qaramada Midoobay. Waa maalin ...
Read More »