Himilo FM – Sanad kasta adduun dhan hal tirilyan oo doolarka Maraykanka ah ayaa lagu bixiyaa laaluush, halka cadad lagu qiyaasay 2.6 tirilyan oo doolar xatooyo ahaan loogu dhaco musuqmaasuq. Si kale marka loo dhigo, adduunka ku baxa musuqmaasuqa sannad kasta ...
Read More »Maalmaha Caalamiga
3 Decemeber – Maalinta Caalamiga ee Naafada.
Xuska sanadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Naafada waxaa sanadkii 1992-kii asteysay QM. Ujeedku waa ilaalinta xuquuqda iyo bad-qabsanaanta dadka laxaadkoodu kala dhiman yahay ee ku jira dhammaan bulshooyinka iyo in sare loo dhigo wacyiga la xiriira xaaladaha ay ku ...
Read More »2 December- Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Addoonsiga
Waxaynu nool nahay qarniga 21aad oo mid iyo qof kasta uu xor u yahay inuu sameeyo wuxuu ka helo; u dhaqmo suu doono; u noolaado suu doorbidayo. Waxaynu ka hadalnaa xurnimo hayeeshe dhab ahaan, dhamaan dadku ma wada ahan xor. ...
Read More »1 December – Maalinta Caalamiga ee AIDS-ka
Muqdisho – Kowda bisha December sanad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidiya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale loo baroordiiqo ...
Read More »Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka laga xusay
Muqdisho – Maalinta Macalinka Soomaaliyeed waxaa loo dabaal-degaa 21 bisha November sanad kasta taniyo sanadkii 1974-kii si loo weyneeyo doorka ay horumarinta bulshada Soomaaliyeed kaga jiraan. Waa maalin la is xusuusiyo doorka macalinku ku leeyahay mujtamaca, goobaha waxbarshaduna la fasaxo, ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Suuliga oo dunida laga xusay
Muqdisho – Tan iyo sanadkii 2013-ka, QM ayaa 19-ka November sanad kasta u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Suuliga si loo asteeyo baraaruga caalamiga ah ee la xiriira muhiimadda helitaan ee musqulo iyo doorkooda la xiriira nadaafadda iyo caafimaadka adduun-weynaha. 40% ...
Read More »Xuska Maalinta caalamiga ah ee dhammeynta tacaddiyada ka dhanka ah wariyaha
Muqdisho – Maalinta caalamiga ah ee dhammeynta danbiyadda aan la isku maxkamadeyn ee ka dhanka ah saxafiyiinta waa maalin la xuso sannad kasta labada bisha November. Waxay diiradda saaraysaa maalintan sida aanan loo maxkamadeyn kooxaha geysta xadgudubyada ka dhanka ah ...
Read More »05 October – Maalinta Macalinka Adduunka.
Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Macalinkan waxaa loo dabaal-degaa 5 bisha October sanad kasta taniyo sanadkii 1994-kii si loo weyneeyo doorka ay horumarinta bulshooyinka kaga jiraan. Xuska sanadkan waxaa hal-ku-dheg ahaan loo qaatay: Tacliin xurnimo leh iyo xoojinta awoodda macalinka, ...
Read More »21 March: Maalinta Caalamiga ee Gabayga
Muqdisho – Dadka qaar waxay gabayga u arkaan ereyo isku dhagan iyo maaddo lagu qasbo inay ku bartaan iskuulka. Hayeeshe, kuwa kale, waxay uga dhigan tahay mid kamid ah waddooyinka ugu waaweyn ee lagu muujiyo shucuurta iyo dareenka – qaab ...
Read More »20 March: Maalinta Caalamiga ee Farxadda
Muqdisho – Tilmaanta la siiyo wax kasta oo dubaaqa qofka ku beera astaamaha reynreynta – muuq iyo macnawiba – ayaa la yiraahdaa Farxad. Waana hubka mar waliba loo baahan yahay si loola diriro murugada. Farxad mar kale waxaa lagu tilmaamaa ...
Read More »