Ma taqaanaan labada cillad oo ay leeyihiin xafladaha Soomaalidu? Himilo – Xafladuhu waa isku imaatin bulsho oo loogu debaal-dego dhacdo markaa taagan ama mid horey u dhacday oo dib loo xusayo, sidoo kale waa goobo laga yaabo inay ku kulmaan ...
Read More »Macluumaad
Xiddigta 6 sanno jirka ee Youtube oo loo iibiyay guri ku kacaya $8 Milyan
Himilo – Qoyska gabar 6 jir ah oo xiddig ka ah Youtube-ka ayaa guri ka iibsaday mid kamid ah deegaanada ugu qaalisan magaalada caasimadda ah ee Seoul. Sida laga soo xigtay Maeil Business Newspaper, qoyska oo leh labo kanaal oo ...
Read More »28 July – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga waxaa la xusaa 28 July sannad kasta si dunida loogu mideeyo kor u qaadista wacyiga la xiriira mushikiladda guud ee cudurka iyo in lagu dhiirr-geliyo is-baddal dhab ah. Waa maalin fursad looga dhigay biirinta ...
Read More »Baadi-goobka dhaxalkii Matxafka qaranka!
Himilo – Sanado dagaal iyo deganaan la’aan ah ayaa Iraq ka dhigtay janada tuugada!. Richard Hall ayaa la kulmaya koox u dagaalama soo celinta aathaartii dhaqan dhawraha Kaydka taariikheed ee matxafka qaranka waxaa la soo bilaabay goor dib loogu celiyo ...
Read More »Rwanda oo sannadkan dhiseysa 1100 fasal waxbarasho
Himilo -Dowladda Rwanda ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku dhiseyso 1100 fasal waxbarasho iyo inka badan 1000 suuli oo loo sameynayo dugsiyada dhexe iyo sare ee dalka. Rose Baguma oo ah agaasimaha guud ee waaxda qorsheynta waxbarashada ee wasaaradda waxbarashada ...
Read More »New York oo laga mamnuucay in bisadaha laga bixiyo miciyaha!
Himilo -New York ayaa noqotay magaaladii ugu horreysay ee Mareykanka ah oo si rasmi ah u mamnuucday in miciyaha laga saaro bisadaha iyadoo xilli hore laga muujiyay cabasho xooggan. Dalal badan oo dunida ah ayaa mamnuucay in miciyaha laga siibo ...
Read More »Sidee ayuu Sid Sijbrandij u sameeyay ganacsi online ah oo ku fadhiya $1 Bilyan?
Himilo – Sid Sijbrandij ayaa inyar ka garanaya sida loo dhiso shirkadaha hase ahaatee waxay shirkad uu leeyahay sameysay faa’iido dhan 100 Milyan oo doolar iyadoo ku fadhisa qiimo lacageed ka badan $1 Bilyan. Asal ahaan waxa uu ka soo ...
Read More »Muxuu Faransiiska ugu diiday dhalashadiisa kalkaaliso shaqeysa 59 saacad toddobaadkii?
Himilo – Maamulka Faransiiska ayaa kalkaaliso soogalooti ah u diiday in uu siiyo dhalashada dalka sabab la xiriirta saacadaha ay shaqeyso haweenayda oo jabin ku ah nidaamka shaqada dalkaasi. Kalkaalisada ayaa u gudbisay maamulka codsigeeda dhalashada Faransiiska oo laga diiday ...
Read More »Miyay bishan July noqon kartaa bishii ugu kuleylka badneyd caalamka ?
Himilo – Mowjadda kuleylka darran ee laga dareemay goobo badan oo caalamka ah bishii tagtay iyo horraantii bishan ayaa ku dhalisay khubarada isweydiin badan oo la xiriirta cimilada caalamka. Baarayaal ku taqasusay isbadalka cimilada ee meerayaha dhulka ayaa sheegay in ...
Read More »18 July – Maalinta Caalamiga ee Nelson Mandela
Himilo -Taariikhaha laga diiwaan-geliyay Afrika xilligii isticmaarka ama gumeysiga ninka cad waxay leeyihiin sheekooyin galay sooyaalka qaaradda oo illaa iyo maanta lagu qoro buugaagta. Balse dhammaan sheekooyinkani malahan dhadhan isku mid ah. Halka laga yaabo inay dhamaantood ka midaysnaayeen hadafka ...
Read More »
Radio Himilo
