Home / Macluumaad (page 110)

Macluumaad

Ficil yar ayaa u horseeday guusha bakhtiyaa nasiibka ugu weyn Mareykanka!

Himilo FM –Dalka Mareykanka,  bakhtiyaa nasiib ku kacaya 877 Milyan oo doolar ayaa waxaa ku guuleystay nin sameeyay ficil yar oo la boggaadiyay. Wargeyska Mirror ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in ninka aan magaciisa la shaacin uu saf dheer ugu ...

Read More »

Philippines: 1500 diin oo looga tagay garoon diyaaradeed!

Himilo FM –Booliiska dalka Philippines ayaa gacanta ku dhigay 1500 diin ama diidiin nool oo looga tagay garoonka magaalada Manila. Xamaalatadan ayaa laga helay afar boorso oo waaweyn iyadoo la rumeysan yahay in la doonayay in lagu iibiyo lacag dhan ...

Read More »

Maxay tahay sababta cunug yar oo dhashay loogu bixiyay “cunuggii madaxa adkaa”

Himilo FM –Sawir laga soo qaaday cunug ku dhashay isbitaal ku yaalla Vietnam ayaa qabsaday baraha bulshada iyadoo sawirka uu muujinayo cunugga yar oo ku dheggan dhaqtar ilbiriqsiyo kaddib markii uu ku soo biiray dunida. Sida laga soo xigtay wargeyska ...

Read More »

3-da Maarso – Maalinta Caalamiga ee Duurjoogta

Himilo FM – 3-da bisha March sannad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-dego noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan. Isla markaasna, maalintani waxay na xusuusinaysaa baahida ...

Read More »

Tuugo xaday geedo ku fadhiya 118 kun doolar!

Himilo FM – Koox xirfadlayaal tuugo  ah ayay u suura gashay inay xadaan 7 geed oo ah nuuca yaryar oo ku fadhiya qiimo dhan 118 kun oo doolar sida ay qoreen inta badan warbaahinta caalamka. Waxa uu falka xatooyada ah ...

Read More »

Carwo Islaami ah oo lagu soo bandhigayo inka badan 3 Milyan oo kutub

Himilo FM –Carwada buugaagta islaamiga ah ee dalka Indonesia ayaa soo dhaweynaysa dadka jecel kutubada sannadkii 18aad oo xiriir ah. 213 shirkadood oo wax daabaca ayaa la filayaa inay ka qeybgalaan carwada lagu qabanayo magaalada Jakarta iyaga oo soo bandhigaya ...

Read More »

Caano nuuggii ugu miisaanka yaraa caalamka oo laga saaray isbitaal

Himilo FM –Caano nuug wiil ah oo ku dhashay culeys dhan 268 garaam ayaa laga saaray isbitaal ku yaalla jabaan, waxaana la aaminsan yahay inuu yahay cunuggii ugu miisaanka yaraa caalamka oo dhan. Waxaa loo dhaliyay wiilka habka deg degga ...

Read More »

Xog ku saabsan xasuuqii Khojaly ee Armenia

Himilo FM –Waxay ahayd 27 sanno kahor maanta oo kale markii 613 qofood lagu dilay magaalada Khojaly oo katirsan gobalka Upper Karabakh ee dalka Armenia. Dadka rayidka ahaa waxaa si arxan darro ah u laayay ciidamada Armenia sida laga soo ...

Read More »

Vietnam oo tarxiishay nin u ek madaxweynaha Waqooyi Kuuriya

Himilo FM –Xukuumadda Vietnam ayaa dalkeeda ka ceyrisay nin iska dhiga madaxweynaha Waqooyi Kuuriya kahor inta uusan dalkaasi marti gelin hoggaamiyayaasha Mareykanka iyo Waqooyi Kuuriya Donald Trump iyo Kim Jong-un. Ninka deggan Hong Kong oo lagu magacaabo Howard X ayaa ...

Read More »

Arrin ku khuseysa haddii aad ku safarto diyaaradaha!

Himilo FM –Waxa uu diyaaradda ka soo raacay Seattle isaga oo ku socda Oslo hase ahaatee markii uu gaaray Frankfort waxa uu ka tagay garoonka isaga oo faarujiyay booskiisa diyaarada. Inta badan waxaa sameeya sidaasi rakaabka doonaya inay helaan tikityo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan