Himilo FM –Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in afka Shiinaha lagu biirinayo muqararaadka waxbarashada heerarka kala duwan ee boqortooyada. Wakaaalada wararka Sacuudiga ayaa shaacisay in afka Shiinaha uu kamid noqon doono muqararka waxbarashada heer kasta ee dalka Sacuudiga sida waxbarashada dugsiyada ...
Read More »Macluumaad
Wax ka ogow sababta loo iibinayo gobal ku yaala Mareykanka?
Himilo FM –Dalka Mareykanka, kumanaan qofood ayaa falcelin ka sameeyay warqad furan oo lagu iibinayo gobalka Montana ee dhaca waqooyiga dalkaasi si deymaha dalka lagu leeyahay loo yareeyo. Wrageyska Time ee Mareykanka ka soo baxa ayaa sheegay in 12 kun ...
Read More »Wax ka ogow haweenka ugu awooda badan caalamka
Himilo FM –Lataliyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa mar kale noqotay hoggaanka liiska haweenka ugu awooda caalamka sida laga soo xigtay xog cusub oo Forbes daabacday. Angela Merkel ayaa kaalinta afaraad ka timid liiska shaqsiyaadka ugu awooda badan caalamka ee ...
Read More »Haweenay lagu qabtay Taiwan iyadoo xadeysa bisado!
Himilo FM –Warbaahinta Taiwan ayaa sheegtay in garoonka Hong Kong lagu xeray haweenay iska soo dhigtay inay uur leedahay balse dhoofinaysay labo bisadood oo la soo xaday iyadoo ku qarinaysa dharkeeda. Dhacdadan waxay ku qasbaysaa maamulka garoonka Taoyuan inay sameeyaan ...
Read More »Seynisyahan caan ah oo wax badan ka sheegay kuleylka dunida oo geeriyooday
Himilo FM –Seynisyahan bixiyay digniinadii ugu horreeyay ee ku saabsan isbadalka cimilada islamarkaana caan ku ahaa eray bixinta “Kuleylka caalamiga ah” ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu tahay 87. Wallace Smith oo muddo dheer bare ka ahaa jaamacadda Columbia University ayaa ...
Read More »La kulan – 50 jirka naafada ka ah aragga iyo maqalka ee ka shaqeeya garaash!
Himilo FM –Laxabiib Sentesii waa 50 jir u dhashay Aljeeriya oo naafo ka ah aragga iyo maqalkaba, waxa uu ku nool yahay magaalada Wahraan oo 400 km u jirta galbeedka caasimadda dalkaasi. Waxa uu Laxabiib ka shaqeynaa garaash lagu sameeyo ...
Read More »Ford oo soo saaraysa sariir qof kasta booskiisa ku heynaysa!
Himilo FM –Shirkada gawaarida sameysa ee Ford ayaa ugu danbeyn soo saartay sariir caaqil ah oo xadeynaysa masaafada labada qofood ee ku jiifa. Waxay shirkada doonaysaa in barnaamijka lagu isticmaalo gawaarideeda ee oggeysiinaya qofka darawalka ah inuu dhaafay masaaxada loogu ...
Read More »Morrocco: Haweenay ku tabarucday 1 Milyan oo doolar
Himilo FM –Haweenay u dhalatay Morocco ayaa heshay ammaan iyo bogaadin kaddib markay 1 Milyan oo doolar ugu deeqday mashruuc dugsi waxbarasho looga dhisayo galbeedka dalkaasi. Wararka warbahaahinta Morrocco ayaa tilmaamaya in Najiyah Nadiir la xiriirtay maamulka gobalka iyo wasaaradda ...
Read More »Trump “Waan u qalmaa abaalmarinta nobelka nabadda.”
Himilo FM –Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo bandhigay sababo uu ku mudan yahay abaalmarinta caalamiga ah ee nabadda “Nobel Peace Prize.” Sababaha uu ku muteysan karo abaalmarintan waxa uu Trump ku sheegay dadaaladiisa Waqooyi Kuuriya iyo Syria hase ahaatee ...
Read More »Baraf caddihii Ruushka oo madoobaaday!
Himilo FM – Ruushka waa mid ka mid ah waddamada ugu qabow dunida, barafku waxa uu u da’aa sida roobka! Balse bilowgii toddobaadkan dadka deggan magaalooyinka Kiselevsk iyo Prokopyevsk waxay ku waabariisteen barafkii caddaa ee jidadka warnaa oo isku bedelay ...
Read More »