Himilo FM – Sanad kasta adduun dhan hal tirilyan oo doolarka Maraykanka ah ayaa lagu bixiyaa laaluush, halka cadad lagu qiyaasay 2.6 tirilyan oo doolar xatooyo ahaan loogu dhaco musuqmaasuq. Si kale marka loo dhigo, adduunka ku baxa musuqmaasuqa sannad kasta ...
Read More »Macluumaad
Sawirro: Kabaha 17-ka milyan ku fadhiya ee ugu qaalisan caalamka
Himilo FM – Dukaan ku yaala magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo bandhigay kabo laga sameeyay dahab iyo dhayman oo qaatay kaalinta “kabaha ugu qaalisan adduunka” markii qiimaha lacageed oo ay ku fadhiyaan lagu sheegay 17 milyan oo doolar. ...
Read More »Waa maxay cudurka ay qabaan 24% dadka caalamka?
Ku dhawaad afar meelood meel dadka caalamka oo u dhiganta inka badan 1.5 bilyan oo qofood ayaa ka cabanaya cudurka dhiig yarida ama dhiig la’aanta. Carruurta kahor da’da waxbarashada hoose ayaa ah kuwa ugu badan ee cudurkan uu haleelo, waxaana ...
Read More »Halkee ayay ku nool yihiin haweenka ugu dhalmada badan caalamka?
Himilo FM – Inkastoo heerka dhalmada haweenka dunida uu hoos u dhacay marka la fiiriyo 70 sano kahor haddana dadka dunida way sii kordhayaan marka la eego kala bar dalalka caalamka sida lagu xusay warbixin cusub. Warbixin tirakoob ah ayaa laga ...
Read More »Macluumaad aadan ka ogeyn mataanaha!
Dhalmada mataanaha ayaa korortay 76% dunida oo dhan tan iyo sanadkii 1980. Waxaana haweenka Mareykanka oo keliya laga filayaa sanadkan 140 kun oo mataano. Haddaba maqaalkan kooban ayaan kugula wadaageynaa macluumaad aadan ka ogeyn mataanaha. Sidee lagu kala sooci karaa ...
Read More »Sanka oo markhaati ka noqon kara inuu qofka been sheegayo!
Saynisyahano ayaa sameeyay tijaabo la xiriirta sida sanka markhaati uga noqon karo inuu qofka been sheegayo iyo inkale iyadoo la adeegsanayo halbeegga lagu cabbiro heer kulka jirka qofka. Khubarada ayaa dadkii ka qeybgalay tijaabada waxay ka codsadeen inay la xiriiraan ...
Read More »3 Decemeber – Maalinta Caalamiga ee Naafada.
Xuska sanadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Naafada waxaa sanadkii 1992-kii asteysay QM. Ujeedku waa ilaalinta xuquuqda iyo bad-qabsanaanta dadka laxaadkoodu kala dhiman yahay ee ku jira dhammaan bulshooyinka iyo in sare loo dhigo wacyiga la xiriira xaaladaha ay ku ...
Read More »2 December- Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Addoonsiga
Waxaynu nool nahay qarniga 21aad oo mid iyo qof kasta uu xor u yahay inuu sameeyo wuxuu ka helo; u dhaqmo suu doono; u noolaado suu doorbidayo. Waxaynu ka hadalnaa xurnimo hayeeshe dhab ahaan, dhamaan dadku ma wada ahan xor. ...
Read More »1 December – Maalinta Caalamiga ee AIDS-ka
Muqdisho – Kowda bisha December sanad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidiya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale loo baroordiiqo ...
Read More »Ciriirga musqulaha diyaaradaha oo laga cabanayo!
Muqdisho – Aragtida ah in heerka buurnaanta sii kordheyso dunida oo dhan waxaa qaba dad badan, waxaana saameynta cayilka daran uu leeyahay looga hadlay fagaarayaal dhowr ah. Marka laga yimaado caafimaad darrida ka dhalan karta buurnaanta xad dhaafka ah haddana ...
Read More »