Home / Macluumaad (page 133)

Macluumaad

Jasiiradda ugu yar dunida ee lagu noolyahay

Muqdisho – Sida lagu daabacay wargeyska Telegraph, Inta badan dadka booqashada ku yimaada New York waxay yaqaanaan Jasiiradda Manhattan, balse marnaba ma aysan maqlin jasiiradda yar ee ku taala waqooyiga Ameerika oo baaxad ahaan dhan garoon tennis. Wargeysku waxa uu sheegay ...

Read More »

Hooyo loo xukumay iibka cunugeeda oo Saddex maalin jir ah

Hooyo 25-Jir ah ayaa lagu xakumay labo Sano oo xarig ah kaddib markii lagu helay danbi ah iibka Cunugeeda oo Sadax maalin dhalan. Waxay dhaafsiisatay 10,000 KSH, Goobjoog ayayna ka aheyd maxkamadda Deegaanka Kitui oo xakunkani ka dhacay, Markii Garsoore ...

Read More »

Makula tahay in cabitaanka qabaw uu dhibaato caafimaad keeni karo?

Muqdisho – Badi dadka waxa caado u ah cabitaanka qabaw xilligga cunnada ama kaddib, balse waxa la warinayaa iminka in uu waxyeeleyn karo dheef-shiidka. Khabiir dhanka cunnada ah “Irina Khristianovic” ayaa daah rogay in joogteynta cabitaanada qabaw waqtiga cuntada ama ...

Read More »

Waxa la geliyay sanduuqii maydka, balse waxa la ogaaday inuu noolyahay!

Muqdisho – Sida laga soo xiganayo warbaahinta dalka Spain waxa dib neeftiisa u helay maxbuus saddex dhaqtar isaga marqaati kaceen geeridiisa oo lagu riday sanduuqa maydka. Gonzalo Montoya Jimenez, oo ahaa maxbuus ku jiray xabsiga degmada Asturias, ayaa soo laabtay ...

Read More »

Nin isku dal-dalay bidaar naceyb.

Muqdisho – Jaceyl uu uqabay muuqaalkiisa oo mar walba qurxoonaada darteed ayaa ku qasabtay inuu noloshiisa aduunyo soo geba-gabeeyo Injineer u dhashay dalka Hindiya. In muddo ah waxa ka hoobanayay timaha, waxa uuna wallaac joogta ah ka qabay maalin uun ...

Read More »

Morocco: Lamaane isku guursaday guri lagu xanaaneeyo waayeelada.

Muqdisho – Warbaahinta Dalka Morocco ayaa daabacday Qisada Regragui iyo Mysore oo ah lamaane iska calmaday goob lagu xanaaneeyo waayeelada, Sheekada xiisaha u yeeshay guurkaan ayaa lagu sheegay in Mysore iyada jeceylka iyo guurkaba usoo bandhigatay Regragui. Bilawga sheekadaan waxa ...

Read More »

Sawirro – Moobilkii ugu yaraa abid oo lasoo saaray!

Muqdisho – Zanco tiny t1 hadda waxaa rasmi loogu aqoonsaday moobilka ugu yar ee abid lasoo saaro. Waxaa lagu keydsan karaa numbaro dhan 300 oo qof. Sida moobillada caadiga ayaad u adeegsan kartaa: farriimaha gaagaaban ayaad ku qori kartaa: kana ...

Read More »

Nin isaga oo cabsan cagaf-cagaf usoo kaxaystay maqaayad.

Muqdisho – Saraakiil boolis ayaa aad ula yaabay markii ay cagaf ku arkeen maqaayad horteeda, marka loo eego booliska UK. Booliska Cumbria Roads ayaa bartooda twitter-ka soo dhigay sawir cagaftan sheegeyna inay xireen ninkii lahaa. Ninka wuxuu soo dhigtay cagaftan maqaayadda ...

Read More »

Xafladdii Qalin-jebinta sanadlaha ee Jaamacadda Muqdisho oo maanta lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho – Xafladda sanadlaha ah ee qalin-jebinta Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiinta kala duwan ee Jaamacadda, xubno sare oo ka socday dowladda dhexe, arday, barayaal, waalidiin iyo marti sharaf ayaa ku sugnaa xafladda. Waxaa loo dabaal-degayay ...

Read More »

Xaqiiqooyinka ku dahsoon qaaradda Afrika.

Muqdisho – Qaaradda Afrika waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 1.1 bilyan ama 15% tirada dadyowga caalamka. Waxayna ka kooban tahay 54-55 dal. Bulshooyinka ku nool waxay wadaagaan magaca guud ee Afrikaan. Diinta Islaamku waa midda ugu ballaaran oo ay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan