Home / Macluumaad (page 64)

Macluumaad

Hal mid iska weydii Singapore?!

Himilo – Horumarka la sheego gebigiis wuxuu ku saleysmaa sida ay u wada fal-galaan saddex siyaabood oo kala ah tirada dadka, dhulka iyo waqtiga la heysto. Sida saddexdaas la iskugu geeyo ayuu ku saleysmaa horumarka la sheego gebi ahaantiis. Bilowga ...

Read More »

10 diyaaradood oo si layaab leh loo waayay!

Himilo – Iyada oo dhacdo kasta ay la timaado marmarsiiyo, hadana waxaa wali jira dhacdooyin aan xalkooda laga sal-gaarin jeer iyo maanta tiiyoo aragtiyo badan lasoo bandhigo. Maqnaanshaha diyaaradeed ama in la waayo  waa jaad kamid ah dhacdooyinka aan xalkooda ...

Read More »

Wax ka ogow faa’iidooyinka laga helo qaraha/xabxabka

Himilo – Qaraha illaa hadda waa qudradaha ugu awoodda badan ee jirka dawo u ah. faa’iidooyinka layaabka leh ee Qaraha waxay laga billaabo maskaxda illaa unugyada hoose ee jirka u tahay muhiim. Haddaba halkan waxaan kuugu sheegi karnaa siddeed faa’iido ...

Read More »

Shiinaha – Qoys Shinni la nool muddo 15 sanno ah!

Himilo – Aragga kolonyo Shinni ah oo hareerahaada ka gunuunacaysa waxay ku filan tahay inay kugu rido argagax, hayeeshe hal qoys oo Shiinees ah ayaa gurigooda kula noolaa muddo 15 sanno ah. Waxay xattaa ka guran jireen malabka iyaga oo ...

Read More »

Shan cunno ku yareey cayilka calooshaada

Himilo – Waxaa jira dhibaatooyin ay badi ka cawdaan da’da culus jir ahaan. Dunida inta gaajada ka cabata ayaa ka badan inta culeyska iyo cayilka ka cabata. Si taas hadaba xal muuqda loogu helo ayaa waxaa la soo ogaaday inay ...

Read More »

Halkee ayuu ku yaallaa matxafka lagu keydiyo xusuusta xiriirrada go’ay

Himilo – Matxafka Xiriirada Go’ay wuxuu kamid yahay goobaha si la yaabka leh loogu dalxiiska tago caalamka. Halkan, dadka imaanaya waxay u riyaaqaan daawashada dhammaan nuucyada sheekooyinka iyo agabyada xusuusashada leh oo ay ku deeqaan dadka qalbi-jabku soo gaaro ee ...

Read More »

Wax ka ogow faa’iidooyinka laga helo baamiyaha

Himilo – Baamiyuhu wuxuu ka mid yahay Geedo Daaweedyada Cilmibaarista lagu sameeyay, wuxuuna leeyahay Faa’idooyinkaan soo socdo:- SONKORTA/MACAANKA:- Baamiyuhu wuxuu ugu horeeyaa Geedaha lagu daaweeyo Xanuunka Macaanka, Cilmibaarayaal tiro badan ayaa Geedkaan Xoogga saaray si ay uga Salgaaraan qaabka uu ...

Read More »

Wax ka ogow faa’iidooyinka laga helo cunista Sabiibka

Himilo – Waxaa jira faa’iidooyin caafimaad oo laga helo Sabiibka. Haddaba halkan hoose ka eeg faa’iidooyinka laga tilmaamo oo aan idin qoddobeynay: 1. Wuxuu daweeyaa calool-fuurka. 2. Wuxuu sare u qaadaa miisaanka qofka – culeyska. Waxaana ku jira maadooyinka protein ...

Read More »

Masjid hoy u fidinaya darbi-jiifta UK

Himilo – Bilihii lasoo dhaafay Muslimiinta UK ayaa horboodaya dadaallo lagu kaalmeynayo danyarta iyo qoysaska ayaanka liita kuwaas oo xanuunka Covid-19 uu noloshooda saameyn ku reebay. Hayeeshe, Masjid ku yaalla waqooyi bari England ayaa tallaab weyn horay uga sii qaadaya ...

Read More »

12 August- Maalinta caalamiga ee dhallinyarada

Himilo – Ku dhawaad 1.8 Bilyan oo dhallinayaro ah oo da’dooda u dhaxayso 10 illaa 24 jir ayaa ku nool caalamka. Waa tiradii ugu badneyd ee da’yar ah. Si kasta, kala bar carruurta iyo qaangaarka ayaan helin xirfadaha akhrinta aas-aasiga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan