Home / MAQAALO (page 11)

MAQAALO

Marka aad La Faqdo Fekerka Fayow.

Muqdisho – Fekerku waaa waxa ugu weyn ee dad, dawladd iyo bulsho isku heer ah kala sareysiiya, waa kan  sumcadda kugu sunta, aad ayuu u fudud yahay balse dhaqan gelintiisa ayaa adag, waana illinka fursadaha. Gafafka mira dhalinta fekerka lagu ...

Read More »

Dib-u-raaca Taariikhda Nololeedka Ali Abdalla Saalax – Hoggaamiyihii Halganka dheeraa.

Muqdisho – Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax oo Isniintii ay soo af-jarantay noloshiisa adduunyo, waxa uu ahaa 75 jir 21 Marso 1942 ku dhashay tuulada Baytul Al-ahmar oo hoos timaada deegaanka Sanxaan ee Gobolka Sancaa. Waxa uu ka dhashay qoys sabool ...

Read More »

Shaqo la’aanta – Musiibada ku dahsoon Bulshadeenna!

Muqdisho – Ma ahan oo kaliya gaajada, macluusha, musuqmaasuq iyo aqoon-darrida mowduucyada kaliya ee Afrika si gaar ah looga weriyo. Xittaa marka ay soo baxaan jiil wax-bartay, fursadda ay dib ugu celin karaan aqoontooda bulshada ay ka dhasheen ayaa kamid ...

Read More »

Marka uu Musuqu  inaga dhigo kuwa Jaahiliin ah!

Muqdisho – Musuq waa lunsasho hanti dadweyne kana dhici kara goob si gaar ah loo leeyahay ama rug danta bulshada loogu adeego. Waxaa lagu tusaaleeyaa laaluush, dhagar, wax is-daba-marin iyo qaraabo-kiil intaba. Waddamada qaar, qofka ku dhaqaaqa musuqa waxaa lagu ...

Read More »

Sheikh Axmed Deedat – Shumicii fidinta diinta Islaamka.

Muqdisho – Shiikh Deedat wuxuu ahaa han-sarreeye iyo caalim Muslim ah oo ku barbaaray dalka Koofur Afrika kaas oo ku caan baxay doodaha furan oo uu la yeeshay culimada diinta Masiixiga. Sanadkii 1986-kii, wuxuu la dooday Jimmy Swaggart, wuxuuna xittaa ...

Read More »

Dal-jir Dadkiisa ka didaya miyaa Dalkiisa dhowri kara?!

Muqdisho – Waqtigii halganka, dadku waxa ay ugu jeclaayeen ninka ama qofka qoriga sita ee difaacaya xorriyaddii dalka u baahnaa, Maadaama uu xilligaasi dalka ku jiray in uu madax banaani ka qaato gumeystiyaal Reer Yurub ah. Gobollo badan, askarta ayaa ...

Read More »

Markay Madaxdeennu Dhageysiga ka doorbidaan Qoraalka.

Muqdisho – Aalaaba way fududahay inaad wax bedesho. Balse way kasii fududahay marka aad hoggaamiye u tahay umad dhan. Ficillada qof kasta uu kusoo muuqdo, saameynta ay yeelanayaan waxaa go’aamiya heerka magac ama mansab oo qofku nolosha ka gaarsiisan yahay. ...

Read More »

Maxaa helay Kaskii Hooyo-nimo ee kartida lahaa?!

Muqdisho – Dunida maanta aanu guudkeeda dul maashoonayno waxa ay tahay mid wajiyo badan, waxa wiiqmay wax walba oo lagu farmuuqi jiray in ay yihiin wax tayaysan, toosan, tiigsimaad leh  oo lagu tashan karo. Balse tan maanta la arko ma ...

Read More »

Nidaamka Calmaaniyadda Qabiilka.

Muqdisho – Mar alaaliyo markii waddanka uu gudo-galay marxaladdii burburka, waxaa jab ku yimid oo dowladii la burburay nidaamka lagu xukumo oo dowlad walbo ay qasab ahayd inay ku ilaaliso waddanka. Waxaana uu ahaa kii hore hanti-wadaag oo la isku ...

Read More »

Maqaal – Fir-fircoonidu waa Fayoobi!

Muqdisho – Fir-fircoonidu waa u heelanaanta shaqa kasto iyo soo hindisidda hal-abuur cusub si joogta ah taas oo ka imanaysa shaqsiyaad, urur gaar ah ama bulsho wada jirta. Howl u fir-fircoonaantu waxa ay hiil u tahay caafimaad qabka qofka, hawl-karimada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan