Home / MAQAALO (page 12)

MAQAALO

Maqaal – Jeed-jeedsiga Jeenyo iyo Jilicsanaanta Xiriirka.

Muqdisho – Todobo bil gudahood ayay kooxda LLPP Jeeyo labo mar ku dhawaaqday in ay iskaga baxday labada tartan ee ugu xiisaha badan kubadda cagta Soomaaliya. Bishii Maarso ee sanadkan ayay aheyd markii ay ku dhawaaqday in ay ka baxday ...

Read More »

Marka Dowladdeennu aysan Musuqmaasuq lahayn!

Muqdisho – Ficillada ragaadiga ah ee dib ula hara umadaha musuqu u yahay qeyb kamid ah nolol maalmeedkooda, waa caadiyan inta aad ku arki karto maamul kasta oo ka dhismay dalka taniyo madax-bannaanida. Heerka laga kala joogo ku dhaqankiisa unbaa ...

Read More »

Abraham Lincoln, Cabdullahi Axmed Caddow Iyo Raila Odinga; Guushu Yey La Dhalatay?!

Muqdisho – Guuldarradu ma ahan kama dambeysta wax walba, guushuna ma ahan gaba gabada farxadda, qof walba oo guuleysta mar buu soo guuldarreystay, qof walba oo guuldareystana mar buu guuleysan, waa xikmad iyo sunno kawni ah oo uu illaahay ugu ...

Read More »

Dhanbaal: Mudane Ra’iisul-wasaare – Hiigsiga Himiladeenna, Hal arrin baa ka dhiman!!  

Muqdisho – Waxa lagu yaqaan xukuumadaha is-baddal doonka ah ee hadda un kasoo kabsanaya nidaamyadii dib u dhaca ku keenay ayaa ah gaabis kaga jira hir-gelinta himilada cusub iyo helid la’aanta halbeeg sugan oo lagu jaado dejinta shuruucyada ay doonayso ...

Read More »

Waxay u bixisay kellideeda – wayna guursatay!

Muqdisho – Waxa aan ku tilmaami karaa ficilkii ugu deeqsinimada iyo naxariista badnaa damiirka bani’aadamka oo ay adag tahay in badan oo naga mid ah in ay sameeyaan xattaa haddii aan leenahay damiir naxariiseed oo lamid ah kan Sagal, waxa ...

Read More »

Maxaad ka taqaan taariikhda laacibkii xulka qaranka ee Mukhtaar Cuti?!

Muqdisho – Magaciisu waa Mukhtaar Maxamed Axmed oo ku magac dheer ‘Mukhtaar Cuti’. Waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Carra-guduudda oo markii danbe loo bixiyay ‘Bakaaraha’ kana tirsan degmada Howl-wadaag ee gobalka Banaadir. Waxa uu dhashay sanadii ...

Read More »

Degmada Luuq iyo taariikhdeeda qadiimka ah.

Muqdisho – Luuq ( Lugh) waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu da’da weeyn Somalia, sida ku cad qoraalka Captain Thomas oo ingriis ahaa, uuna qoray 1811. waxaa uuna leeyahay waxaa ku tiil 300 guri waxa uu leeyahay waxa jiray ...

Read More »

Radio Himilo – Living Hope.

Mogadishu – There are huge gaps in Somali’s mainstream media because of their lack of or under developing skills that don’t fit in the field of journalism. When the country’s government collapsed in 1991, everything went down including the sophisticated ...

Read More »

Xurriyatul-qowl ma xad-gudub baa?

Muqdisho – Markii Ilaahay abuuray Aadam, Xaawana feertiisa ka beeray waxaa loo dejiyay nidaam iyo sharci, waxaana loo sheegay silsilad loogu tala-galay inay ku dul-wareegtaan oo la’amray inaysan dhinac uga ciirin.  Waxaa la dejiyay halkii ugu wanaagsanayd ee noole ku ...

Read More »

La kulankaygii Mama Asli Calanside.

Muqdisho – Galab gaabad casir liiq ah ayay aheyd markii aan fool-ka-fool isku aragnay aniga iyo Asli Calanside oo ku dhawaad saddex toddobaad aan ku howlanaa la kulankeeda, Axmed Cabaade oo la dhashay Asli ayaa ahaa isku xiraha labadeenna in ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan