Himilo – Soomaaliya waxay u diyaar garowbeysaa doorasho aad u daahday oo waqti dheer qaadatay, dhib u dhaceeda wuxuu sababay qal-qal amni iyo mid siyaasadeed. Magaalada Muqdisho ayaa xilliyada qaar waxaa isaga hor imanayay wadooyinkeeda ciidamo hubeysan oo is diidan. ...
Read More »MAQAALO
Maxay u baahan tahay dib u heshiisiintu?
Himilo – Qeexid ahaan dib u heshiisiintu waa isku soo celinta labo qof iyo wixii ka badan ilaa heer dawladeed kuwaasi ku kala go’ay colaad ama khilaaf dhex maray. Dib u heshiisiintu waxay dib u abuurtaa kalsooni iyo saaxiibtinimo u ...
Read More »Halista dabka ee Suuqyadeenna
Himilo – Dabka oo ah shey addoomuhu ka magangalaan Alle Adduun iyo Aakhiraba, waxa uu ka sameysmaa kulanka seddaxda xaglood ee Kulka, Shiidaal (Dhuxul, Gaas, iwm) iyo Neefta Oksijiinta. Waxa uu leeyahay noocyo gaaraya illaa shan waxaase caan ka ah ...
Read More »Hannaanka Xukuumad Danabeedka iyo sida looga hirgelin karo dalkeenna
Himilo – Dunida maanta howl kasta waxaa udub dhexaad u ah adeegsiga teknoolajiyadda, taas oo fududeysay shaqo badan oo la qaban jiray. Adeggan wuxuu yahay in howlaha dawladdu ay bixiso loo adeegsado teknoolajiyadda, si adeegyada loogu fududeeyo dadweynaha, loona kordhiyo ...
Read More »Sawirrada been abuurka ah ee dhalinyarada ku dhiiri-geliya inay tahriibaan
Himilo – Da’da dhalinyaranimadu waa xilliga qofku uu ka gudbayo carruurnimada uuna u talaabayo da’da qaan-gaarka. Da’du waa habka kaliya ee lagu qeexi karo heerarka qofku uu maro. Dhalinyaro ka sokow inay yihiin laf dhabarta bulshada hadana waa hoggaamiyaasha berri, ...
Read More »Marxaladaha cudurada ayey ku xirantahay tilaabada dhaqtarka uu qaadayo
Himilo – Cudurrada ibna’aadamka lasoo dersa wey kala dubanyihiin waxaana loo qeybiyaa noocyo kala duwan oo marba lagu saleeyo arrimo xaddidan , annagoo ku saleyneyna dhanka waqti hore ku baraaruga bukaanada ee calaamadaha cudurrada iyo inta ay la egtahay tilaabooyinka ...
Read More »Xariirka ka dhaxeeya Siyaasadda Soomaaliya iyo baraha bulshada
Himilo – Waxaynu ku nool nahay duni ay tiknoolojiyadu beddeshay habkay dadku u wada xiriiraan. Shabakadaha Bulshadu ay farriimaha iskugu gudbiyaan sida Facebook, iyo Twitter, ayaa ah Kuwo isku xidhay Malaayiin Qof Oo dunida dacaladeeda kala Jooga. Kuwaas oo sahlay in ...
Read More »Anshaxa suxufiga iyo kaalinta baahinta xogta dhibbanaha
Himilo – Saxaafadda oo ah shaqo la xiriirta soo uruurinta, turxaan bixinta iyo soo saarista xogo wax ku kordhinaya ogaalka dadweynaha, waxa dunida loo tixgaliyaa awoodda afaraad, waana tan illaaleysa kooxda talada haysa si loo xoojiyo isla xisaabtanka. Waxey badankeed ...
Read More »26-ka June – Maalintii koobaad ee Madax-bannaanida Somaaliweyntii lagu hungoobay!
Himilo – Waxay ahayd bilowga xurriyad iyo madax-banaani astaan qaranimo iyo qab umadeed suntan oo geyi kamid ah dhulka Somaalida uu ka helay gumeystayaashii dul-deganaa mid kamid ah. Dad badan waxay xusuusan yihiin sida habeenkaasu uga dhignaa dib-u-dhalasho iyo damaashaad ...
Read More »Maxaa kala duway LABADA 8 FEBRAAYO?!
Himilo – Xabadaha iyo bululeerada loo ridayo dabaal-dega iyo gaadiidka ciidanka dowladda oo magaalada ku xiimaya – halkaas oo shacab badan ay iskaga tallaabayeen degmo ka degmo waxay ahayd dhacdo afar sano kahor taariikhi ah oo aan horay uga dhicin ...
Read More »