Home / MAQAALO (page 8)

MAQAALO

Bacda: Dhigaal dhibaato dambe dhasha!

Himilo – Marka hore  isticmaalkooda waa hawl sahlan balse waxa ay leeyadahay dhigaal dhibaato dambe dhala, waxaan maqaalkan kuugu sheegi doonaa, waxyeelada bacaha ee deegaanka iyo dadka, waxaa kale oo aan wax iska oran doonaa waxyaabaha noo bedeli kara ama ...

Read More »

Miyuu geyaa gabood-fal?

Himilo – Halka ugu badan ee laga helo waa Shiinaha, waxa uu cuni karaa 2,722 kg sannadkiiba, hadduu daryeel helo wuxuu noolaan karaa ilaa 40 sanno, asal ahaan waxaa laga helay Africa iyo Bariga Dhexe, waxa uu qaadi karaa 160 ...

Read More »

‘Sidaan u dhoobanahay uma dhegeysanno’

Ma taqaanaan labada cillad oo ay leeyihiin xafladaha Soomaalidu? Himilo – Xafladuhu waa isku imaatin bulsho oo loogu debaal-dego dhacdo markaa taagan ama mid horey u dhacday oo dib loo xusayo, sidoo kale waa goobo laga yaabo inay ku kulmaan ...

Read More »

Baadi-goobka dhaxalkii Matxafka qaranka!

Himilo – Sanado dagaal iyo deganaan la’aan ah ayaa Iraq ka dhigtay janada tuugada!. Richard Hall ayaa la kulmaya koox u dagaalama soo celinta aathaartii dhaqan dhawraha Kaydka taariikheed ee matxafka qaranka waxaa la soo bilaabay goor dib loogu celiyo ...

Read More »

Xagaa dhalad xasuus leh! Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Himilo – Waxaan sahmineynaa xiriirka koraya ee u dhaxeeya Turkiga Iyo Soomaaliya. Dawladda Turkiga waxay dowr muhiim ah ka ciyaareysay siyaasadda Africa tan iyo markii uu awoodda hantay xisbiga AK Party 2002. Xilligaa dawladdu waxay Afrika ku laheyd 12 safaarad ...

Read More »

M.U 20th Anniversary Film

Read More »

Maqaal- Dhismaha Dalka: Fursadda labaad ee na hortaalla

Markii ay dhacday dowladii dhexe ee dalka sannadkii 1991-kii, waxa uu dalka guda galay wareer guud oo saameeyay amniga, midnimada, iyo hab maamulka howlaha muwaadiniinta, waxaana awoodda maamulka la wareegay kooxo wakhtigaasi sheeganaayay inay matalaan qabiilada qaar kuwaas oo u ...

Read More »

Maqaal- Maxaa nagala dhaxeeya Falasdiin?

Himilo FM –Inkastoo caalamka maanta uu noqday hal magaalo oo ku dhisan xiriirka baraha bulshada islamarkaana sahlan tahay helidda buugaagta taariiqda ee ka hadlaya asalka ummadaha ayaa wakhtigii danbe waxaa soo if baxayay koox Soomaalida ka mid ah oo si ...

Read More »

Maqaal- Nidaamka xisbiyada dalka: Fursado iyo caqabado

Himilo FM –Burburkii ku yimid nidaamka wadanka ka talinayay 1969-1991 wuxuu saameeyay nidaam dhismeedka maamuladdii kale ee ka danbeeyay isago xitaa raad ku yeeshay xarigyadii bulshada ee loo maleynayay inay asaas u yihiin wadaniyada iyo muwaadinnimada. Burburkaas kaddib waxaa soo ...

Read More »

Maqaal- Natiijooyinka caafimaad ee laga dhaxlo guurka da’yarta

Taranka bini’aadamka iyo kobaciisa si uu u camiro dhulka uguna hirgaliyo akhlaaqda iyo dabeecadaha suuban ayaa ah udub dhexaadka ujeedooyinka uu bini’aadamka uu u joogo dhulka , si tarankaas uu uga hufnaado wax walbo oo dhaawacaya hadafka taranka iyo qaababkiisa. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan