Home / Uncategorized (page 22)

Uncategorized

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo aalaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan, waxaana marti inoogu ah ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...

Read More »

Dhegeyso:- Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oon ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa Fadliga Iyo Ahmiyada Bilaha xurmada Ay leeyihiin, Waxyaabaha la rabo in la ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Taariikhda Afrika Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Toddobaadkan waxaa barnaamika marti noogu ah Layla Maxamed Cumar Oo suugaan Cusub Curisa  Iyo Cabdullaahi Cartan Shuuriye  oo ka mid ah ...

Read More »

Dhageyso:-Warbixin ku Saabsan Facebook Oo Luuqadaha U Diwaangashan Ku Daray Afsoomaali

Waa Warbixin aan kusoo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo 102.5MHZ. Waxaa soo jeedinaya Axmed Maxamed Maxamuud. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso: Warbixin aan uga hadleyno Salaadda

Warbixintan waxaan ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo. Waxaan uga hadli doonaa Salaadda iyo qiimiga ay ku fadhiso. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa nidaamka keligii taliska, waxaan midmid isku dul taagi doonaa asal ahaan halka uu salka ku hayo, haddii la ogyahay xilligii uu soo ifbaxay, astaamaha ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waa toddobaadle aad ka dhegaysataan Idaacadda Himilo. Waxaa marti inoogu ah barnaamijka Cabdi Mahad Xasan Faarax oo ah hal abuur da’yar. Aweys Xuseen ayaana soo jeedinaya

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan