Himilo – Jadon Sancho wuxuu heshiis hoose la galay Borussia Dortmund si uu ugu biiro Manchester United suuqa xaggaagan haddii ay bixiyaan lacagta saxda ah kahor taariikh cayiman. Borussia Dortmund iyo Jadon Sancho ayaa leh ‘heshiiska mudan’ kaas oo dhigaya ...
Read More »Uncategorized
Arsenal oo loo sheegay inay bixiso 60 milyan oo ginni
Himilo – Arsenal ayaa loo sheegay inay bixiso € 60m (£ 51.6m) haddii ay rabto inay si joogto ah ula saxiixato Martin Odegaard oo ka tirsan Real Madrid. Kubadsameeyaha reer Norway ayaa ku riyaaqay amaah guul uu ku qaatay Emirates ...
Read More »Danny Rose oo ay iska fasaxday kooxda Tottenham Hotspur
Hmilo – Danny Rose 14-kii sano ee uu la joogay kooxda Tottenham wuu dhamaaday kadib markii uu ka tagay kooxda dhamaadka heshiiskiisa. 30 jirkaan ayaa kaga soo biiray Leeds 2007dii waxaana uu u saftay 241 kulan, isagoo qeyb muhiim ah ...
Read More »Sergio Aguero oo heshiis la gaaray kooxda Barcelona
Himilo – Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa ogolaaday inuu ku biiro Barcelona heshiis labo sano ah xagaagan. Xiddiga reer Argentine ee 10-ka sano ku sugnaa Etihad Stadium ayaa soo afjari doona marka uu heshiiskiisu dhamaado dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana ...
Read More »Himilo – Inter Milan ayaa la weinayaa in ay u baahan tahay la saxiixashada weeraryahanka kooxda Roma ee Edin Dzeko oo ay xagaagan ku doonayaan si bilaash ah. Laacibka qaranka Bosnia waxaa qandaraaskiisa kooxda ka dhisan caasimadda Italy kaga haray ...
Read More »Dadka Cumrada bishan ramadaan u tagaya Sacuudiga oo hab-raacyo cusub loo dejiyay
Himilo – Wasaaradda dawladda Sacuudiga u qaabilsan Xajka Iyo Cumrada ayaa ku dhawaawday hab-raacyo cusub oo laga doonayo inay dhaqan geliyaan ajaaniibta cumrada u aadaya dalkaasi. Sida laga soo xigtay Arab News, waxaa waajib noqoneysa in xujeyda tagaya waddanka ay ...
Read More »Danny Ward oo qalinka ugu duugay heshiis cusub Leicester City
Himilo – Leicester ayaa ku dhawaaqday in goolhaye Danny Ward uu heshiis cusub u saxiixay kooxda kaasoo ku eg 2025. 27 jirkaan reer Wales ayaa 14 kulan u saftay Foxes, dhamaan tartamada koobabka, tan iyo markii uu kaga soo biiray ...
Read More »Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha
Maalinta Caalamiga ee Tiyaatarka
Himilo — Maalinta Caalamiga ah ee Tiyaatarka waxaa markii ugu horreysay unkay Machadka Tiyaatarka Caalamiga sannadkii 1961. Farriinta sannadlaha ah ee ku jirta Dhambaalka maalintan waxaa qoray jean Cocteau taniyo sannadkii 1962-kii. 27 March sannadkii 1962 oo ku beegan daahfurka ...
Read More »Masjidka Ohio oo dib albaabada loogu furay!
Himilo — Covid-19 wuxuu beddelay habka iyo muuqaalka goobaha lagu cibaadaysto oo Masaajiddu kow ka yihiin halkaas oo kumaankun kamid ah dunida oo dhan albaabada la iskugu dhiftay si looga hortago faafitaanka xanuunka. Si kastaba, Xarunta Noor Islamic Cultural Center ...
Read More »
Radio Himilo
