Uncategorized
Wakiilka Orsic oo xiriir la leh kooxaha Talyaaniga
Himilo – Xiddiga Dinamo Zagreb Mislav Orsic ayaa Tottenham ka ciribtiray Europa League isagoo dhaliyay seddexleey, wakiilkiisana wuxuu shaaca ka qaaday inuu la xiriiray kooxo dhowr ah si uu ugu laabto Italy. 28 jirkaan ayaa qabsaday cinwaannada warbaahinta Cayaaraha toddobaadkan ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 31aad
Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 30aad
Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 29aad
Bilyaneer raadinaya dad uu lacag la’aan ku geeyo Dayaxa
Himilo – Yusaku Maezawa oo ah bilyaneer ka soo jeeda Japan wuxuu raadinayaa siddeed ruux oo uu doonayo inay ku wehliyaan safar uu ku tagayo Dayaxa. 45 jirkan muuqaal uu soo dhigay bartiisa Twtiter-ka ayuu ku sheegay inuusan shuruud gaar ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 19aad
Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 13aad
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
La kulan: Ninka masaska ooman waraabiya!
Himilo – Ninkan oo u dhashay dalka India waxaa laga soo duubay muuqaal isaga oo waraabinaya mas ooman –Nooca Kobraha – loo yaqaano. Ninka oo ka shaqeeya xafiiska kaymaha ee India waxaa la arkayay isaga oo caag qajacle ah oo ...
Read More »
Radio Himilo
