Home / Wararka (page 67)

Wararka

Eric Cantona oo sheegay inuusan taageere u noqoneyn qarankiisa Faransa oo Euro 2016 martigelinaya

Eric Cantona oo guulo badan lasoo qeybsaday kooxda Manchester United iyo qaranka Faransa ayaa carabka ku dhuftay in sanadkan uusan taageere u noqon doonin dalkiisa Faransiiska oo marti gelin doona cayaaraha qaramada qaaradda Yurub. Xiddigan ayaa sheegtay inuu taageere u ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa Illaalinta Carabka. Waxaa marti noogu ah Sheikh Axmed Sh.Xasan Sh.Quddubi, waxaana soo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Milkiilayaasha dameerada magaaladda Wajeer oo lagu soo rogay amar adag oo lagu dhowrayo nadaafadda waddo cusub oo halkaas laga hirgeliyay

Magaaladda Wajeer ee dhacda gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa dhowaan laga hirgeliyay waddo cusub oo laami uu saaran yahay, iyadoo ay u aheyd kolkii ugu horeysay oo taariikhda waddo laami ah magaaladaa la saaro. Wajeer oo 600KM u jirta magaaladda ...

Read More »

Ramos: Qoomamo kama joogo inaan iska diiday ku biirista Manchester United

Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa xilli cayaareedkii tegay iska diiday dalab uga yimid kooxda ka dhisan gegada Old Trafford ee Manchester United. Si weyn ayaa daafacan dhexe loola xiriirinayay kooxda Red Devils hayeeshee wuu iska diiday middaa isaga ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa buug uu qoray Maxamed Xaaji Ingiriis oo shahaadada PHD ka diyaariya Jaamacadda Oxford, cilmi baarane ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto. Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa sida loo daweeyo cudurka gujisada ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed.

Read More »

Benitez oo go’aan ku gaaray inuu sii joogo Newcastle United

Rafael Benitez ayaa qalinka ku duugay heshiis waqti dheeri ah ku sii heyn doona kooxda heerka labaad u dhacday ee Newcastle United. Macallinka reer Spain ayaa kusii sugnaan doona gegada St James Park xilli kooxda Magpies ay ka dheeli doonto ...

Read More »

20,000 oo shinni ah oo eryanayay 48 saac gaari dabin ku noqday boqoraddooda + Sawirro

Boqorad shinni ah ayaa dabin uu ku noqday gaari 4×4 oo ay ka heshay soo jiidasho la tuhunsan yahay inay macmacaan ahaayeen, wayse awoodi weysay inay gaari kasoo baxdo. In ka badan 20,000 oo shinni ah ayaana eryanay gaariga ay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan