Home / Wararka (page 72)

Wararka

Hordhaca kulanka dhexmari doona kooxaha Horseed iyo Elman

Kooxaha Kubadda cagta Elman iyo Horseed ayaa kulan cayaareed xiiso badan maanta ku leh bugcadda Banaadir ee degmadda Cabdicasiis. Horseed iyo Elman ayaana galabta balansan xilli horyaalku gebo gebo marayo, cayaartooduna waxay soo geli doontaa 03:45pm. Naadiga Horseed kulankeedii u ...

Read More »

Signjet oo xaqiiqsatay inay horyaalka Soomaaliya heerkiisa koowaad kusii sugnaan doonto

Kooxda kubadda cagta Signjet ayaa xagaaga soo aadan kusii sugnaan doonto horyaalka heerka koowaad kaddib guul ay ka gaartay kooxda Gaadiidka. Kulan cayaareed labada kooxood dhexmaray shalay ayay kubad sare garoonka lasoo galeen Signjet oo carar ka joogtay kooxda xaqiiqsatay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa Xijaabka haweenka Muslimaadka ah. Waxaa marti noogu ah Sheikh Yuusuf Tuurxume Jimcaale, ...

Read More »

Qofkii ugu da’da weynaa adduunka oo geeriyooday

Susannah Mushatt Jones oo loo aqoonsanaa iney tahay qofka ugu da’da weyn adduunka ayaa ku geeriyootay magaalada Newyork ee dalka Mareykanka, da’deedu waxey ahayd 116 sano. Susannah ayaa ku dhalatay gobalka Alabama bishii July sanadkii 1899, waxeyna ahayd qofkii ugu danbeeyay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Fardowso Sh.Cabdiraxmaan.

Read More »

John Terry oo loogu yaboohay qandaraas sanad dheeri ah kusii heyn doona Chelsea

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa baahisay in Kabtan John Terry ay ugu yaboohday qandaraas sanad dheeri ah kusii heyn doona gegada Stamford Bridge ee Galbeedka London ku taal. Guddoomiyaha kooxda Chelsea  Bruce Buck  ayaa booqday tababarka kooxda si uu wadahadallo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Toddobaadkan waxaan ku wareysan doonaa Xaliimo Cali Cabdirisaaq oo ah gabar Soomaaliyeed oo ka bogsatay cudurka Cancerka qortayna buug ay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto. Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa faa’idada Ilkaha iyo haddii ay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed  

Read More »

Maxaa kala heysta kooxaha Jeenyo iyo Heegan

Kooxaha kubadda cagta Jeenyo iyo Heegan ayaa galabta 3:45pm saacadda geeska Afrika ku balansan gegada Banaadir Stadium. Heegan oo aheyd kooxdii xagaagii tegay horyaalka ku guuleysatay ayaana dooneysa in kulan cayaareedkan guul muhiim ah ay horyaalka ku soo qatinto si ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan