Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa lugta koowaad ee wareega afar dhammaadka UCL gegada Estadio Vicente Calderon ku soo dhoweysay dhigeeda Bayern Munich. Kulanka oo ay u soo daawasho tageen 52,127 taageere, waxaa dhexdhexaadinayay garsooraha Ingririiska ah Mark Clattenburg. Bilowgii ...
Read More »Wararka
Maroodi: Afartan daqiiqo oo uu siday dalxiisayaal dabadeed waxa uu u geeriyooday haraad
Sambo waa Maroodi dhedig, waxa ay ku lugeysay 40 daqiiqo heer kul sareeya oo gaarsiisan 40°C iyadoo siday dalxiisayaal ugu martiyay dalkii ay ku nooleyd ee Cambodia. Cimilada oo sareysa, daal kuleyluhu watay iyo la’aanta dabeyl qaboojin kartay ayaa horseeday ...
Read More »Maradona oo kula taliyay Napoli inay u dhaqaaqdo saxiixa Kane
Halyeyga Napoli Diego Maradona ayaa u soo jeediyay kooxdiisii hore inay u dhaqaaqdo saxiixa wiilka Tottenham Harry Kane. Gool dhaliyaha kooxda ugu muhiimsan waa Gonzalo Higuain oo xagaagan horyaalka Serie-A ka dhaliyay 30 gool, hayeeshee Maradona ayaa aaminsan ninka ay ...
Read More »Kolo Toure oo ku faraxsan inuu sii joogo Liverpool
Daafaca Liverpool Kolo Toure ayaa carabka ku dhuftay inuu jeclaan lahaa inuu ku sii sugnaado Anfield xagaaga soo aadan, haddii kooxdu ugu yaboohdo fursad kale. 35 jirkaan qandaraaska uu Reds kula jiro ayaa dhacaya dhammaadka xagaaga, hayeeshee macallin Jurgen Klopp ...
Read More »Deeq uruuriye wadnuhu istaagay isagoo qeyb ka ahaa London Marathon
David Seath oo ah kabtan ciidan ayaa xirtay kabaha adidas Ultra Boost ee orodka loogu talo galay si uu uga qeyb galo orodka Marathon London, isagoo uga gol lahaa in lacag uruurin uu u sameeyo ciidanka indhoolayaasha. Ninka reer Scotland ...
Read More »Yaya Toure oo qarka u saaran inuu seego kulanka Real Madrid
Laacibka qadka dhexe ee kooxda Manchester City Yaya Toure ayaa loo badinayaa inuu seego kulanka xiisaha gaarka ah wata ee wareega afar dhammaadka koobka kooxaha Yurub ay Etihad ku soo dhoweyn doonaan kooxda Real Madrid. Manuel Pellegrini, maareeyaha Manchester City ...
Read More »Dele Alli oo ku guuleystay abaalmarinta da’yarka sanadka horyaalka Ingiriiska
Qadka dhexe ee weerartama ee kooxda Tottenham Dele Alli ayaa loo magacaabay da’yarka xagaagan 2015/16 ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska. 20 jirkaan ayaa qaadanaya xagaagiisii u horeeyay ee Premier League kaddib markuu kasoo dhaqaaqay kooxda MK Dons oo uu kusoo biiray ...
Read More »Riyad Mahrez oo loo magacaabay abaalmarinta xiddiga sanadka Epl
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Leicester City Riyad Mahrez ayaa ku guuleystay abaalmarinta laacibka sanadka horyaalka Ingiriiska. 25 jirkaan ayaa noqday xiddigii u horeeyay oo Afrika ka soo jeeda oo loo magacaabay abaalmarintan, wuxuuna ku garaacay saaxiibkii Jamie Vardy iyo hogaamiyaha ...
Read More »Dhageyso: Warbixin aan uga hadleyno Salaadda
Warbixintan waxaan ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo. Waxaan uga hadli doonaa Salaadda iyo qiimiga ay ku fadhiso. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi.
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda
Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa nidaamka keligii taliska, waxaan midmid isku dul taagi doonaa asal ahaan halka uu salka ku hayo, haddii la ogyahay xilligii uu soo ifbaxay, astaamaha ...
Read More »