Home / Wararka (page 82)

Wararka

Banaadir SC oo dhibic muhiim u aheyd ka badbaadsatay Heegan

Kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Banaadir SC ayaa kulan xiiso gaar ah lahaa ku wada dheelay gegada Banaadir Stadium. Bilawgii cayaartaba weerar aan kala joogsi laheyn waxaa qaaday kooxda horyaalka daafacaneysa Heegan, waxayna kooxda ciidanka booliska iska qasaariyeen dhowr fursadood ...

Read More »

Dhageyso Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed

Read More »

Jeenyo oo guul gaartay xilli Feysal Xaashi uu saddexleey dhalliyay

Kooxda kubadda cagta Jeenyo ayaa guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Signjet oo ay wada dheeleen kullankii 70aad ee horyaalka heerka koowaad Soomaaliya. Signjet ayaa gool dhallinta bilowday markii Saciid Daahir Malabeey oo lanbarka 9aad u xirta uu shabaqa gaaray ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto. Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa cudurka Macaanka ama Sonkorowka. Waxaa ...

Read More »

Adidas oo soo saartay kabo jeeb leh oo alaab muhiim ah aad ku xafidan karto

Goorta jeebkaaga aanad kalsooni badan ku qabin in uu ilaalin karo wixii aad ku ridato waa welwel dhibtiisu aanay yareyn, hayeeshee caqabadaas ayaa u muuqato mid dhammaad joogta oo xal in loo helay ayay u egtahay. Shirkadda Adidas ayaa soo ...

Read More »

Manchester United oo iska xaadirisay wareega afar dhammaadka FA Cup

  Goolal ka kala yimid Marcus Rashford iyo Marouane Fellaini ayaa Manchester United u horseeday in wareega lixaad ee FA Cup oo rogaal celis ahaa ay 2-1 uga taqalusto kooxda West Ham United. Inkastoo weerarkii u horeeyay oo garoonka ay ...

Read More »

Atletico Madrid oo Barcelona kasoo reebtay Champions League

  Barcelona ayaa soo booqatay gegada Vicent Calderon iyadoo wadatay guul 2-1 ah oo lugtii koowaad oo Champions League ay toddobaadkii tegay kusoo gaartay gegadeeda Camp Nou. Cayaarta inta aanay bilaaban, waxaa badi loo saadaalinayay in Barcelona ay noqon doonto ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waa toddobaadle aad ka dhegaysataan Idaacadda Himilo. Waxaa marti inoogu ah C/qaadir Cabdi Carab  oo ah suugaanyahan da’yar, waxaana soo jeedinaya Aweys Xuseen  

Read More »

Saddex cayaaryahan oo u dheela Leicester oo u sharaxan abaalmarinta xiddiga sanadka Ingiriiska

Kooxda kubadda cagta Leicester City ayaa xagaa fiican qaadaneysa iyadoo iminka hogaanka horyaalka Ingiriiska ku heysa toddobo dhibcood oo nadiif ah. Xiddigaha kala ah Jamie Vardy, Riyad Mahrez iyo N’Golo Kante oo gebigood kooxdan u wada cayaara ayaa kamid ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan