Daafaca dhexe ee qaranka Jarmalka iyo kooxda kubadda cagta Arsenal Per Mertesacker ayaa doonaya inuu dib ugu soo laabto kooxda koowaad ee Gunners. 31 jirkaan ayaa kursiga keydka ku soo bilowday shan kulan oo kamid ah siddeedii kulan oo ugu ...
Read More »Wararka
Rasmi: Antonio Conte oo noqonaya macallinka xiga ee Chelsea
(Dhageeyso) Kooxda ku safaadeysa horyaalka Ingiriiska xagaagan ee Blues ayaa maanta u magacawday Antonio Conte inuu noqonayo macallinkooda xiga. Maareeyihii hore ee Juventus oo 46 jir ah ayaa dhawaan gaaray London, waxayna kooxda Stamford Bridge ka dhisan xaqiijisay in ...
Read More »qoraa caan ah oo ka maareeya qarashaadka daabacaadda sheekooyinkiisa howlo nadaafadeed
Saqbarkii marka la xiro wadooyinka dhulka hoostiisa mara ee magaaladda Buenos Aires, Enrique Ferrari wuxuu u dhaqaajiyaa inuu hagaajiyo boosteejada kana taxadarro nadaafadeeda — si uu halkaa uga soo saaro qarashaadkii uu ku daabici lahaa buugiisa xiga. Boosteejo nadiifiyaha reer ...
Read More »Natiijada kulankii Soomaaliya ay ka hor tagtay dhigeeda Itoobiya
Kulan ay u soo daawasho tageen kumanaan taageerayaal ah ayaa xulka qaranka 20 jirada Soomaaliya ay galabta la dheeleen dhigooda Itoobiya, waana lugta koowaad isreebreebka koobka qaramada Afrika ee 20 jirada. Gool uu shabaqa cujiyay Tesfaye Shibru ayay hogaanga ku ...
Read More »Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Dharaarta
Barnaamijka Dhacdooyinka Dharaarta, waa Maallinle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo oo kasoo gasha mowjadda FM 102.5MHZ. Galab walba 4:00pm galabnimo ayaynu baahinaa, si rogaal celis ah ayaana loo dhageysan karaa 8:00pm Fiidnimo.
Read More »Manchester City oo Bournemouth kala dirtay
Citizens ayaa kulan xiiso badan u martisay dhigeeda Bournemouth kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Daqiiqaddii 7aad ee cayaarta wiilasha macallin Pallegrini waxaa hogaanka u dhiibay Fernando oo cayaarta ka dhigay 1-0. Shan daqiiqo kaddib Kevin de Bruyne oo kooxda muddo ...
Read More »Arsenal oo ka aargudatay Watford
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa Emirates kusoo dhaweysay dhigeeda Watford kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Weeraro isdaba joog ah oo Arsenal ay qaaday, yoolkeedii waxay hiigsatay daqiiqaddii 4aad, markii goolka koowaad uu shabaqa cujiyay Alexis Sanchez. Markale Sanches ayaa goolkii ...
Read More »Chelsea oo guul ka gaartay kooxda horyaalka ugu hooseysa
Aston Villa ayaa jab kale iyo guuldarro xanuun badan kala kulantay Chelsea oo u soo martisay kulan Villa Park ka dhacay. Ruben Loftus-Cheek ayaa daqiiqaddii 26aad hogaanka u dhiibay Blues, waxaana gool ku laad gool u rogay oo goolka labaad ...
Read More »Real Madrid oo guul soo laabasho leh ka gaartay Barcelona
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa gegada Camp Nou ku soo dhaweysay dhigeeda Real Madrid kulankii 231aad ee El Clasico. Barcelona ayaana kulanka soo gashay iyadoo aan laga badin 39 kulan oo xiriir ah, horyaalkana farqiga dhibcaha dheer kooxda ay xifiltamaan ...
Read More »Xulka qarankeena Soomaaliya oo maanta kulan muhiim ah dheeli doona
Cayaartoyda qaranka Soomaaliya ee 20 jirada ayaa maanta kulan xiiso badan la dheeli doona dhigooda Itoobiya. Soomaaliya ayaa qeyb ka ah isreeb reebka koobka qaramada Afrika da’yarta 20 jirrada ah, waxayna maanta lugta koowaad la dheeli doonaan xulka Itoobiya. Macallin ...
Read More »