Home / 2016 / June

Monthly Archives: June 2016

Ibrahimovic oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester United

Zlatan Ibrahimovic ayaa ku dhawaaqay inuu si rasmi ah ugu biiray kooxda kubadda cagta Manchester United kaddib markii uu suuqa xorta ah uga soo dhaqaaqay kooxda PSG. Tiro kooxo ah oo u badan kuwa ka cayaara Yurub ayaa si weyn ...

Read More »

Jeenyo oo daafac cusub lasoo wareegtay

Kooxda kubadda cagta Jeenyo oo kamid ah kooxaha ugu itaalka roon kuwa ku hardama horyaalka dalkeena hooyo ee Soomaliya ayaa sameysay saxiixeedii u horeeyay ee xagaaga. Daafacii hore ee kooxda Saxafi Daadir Salaad Cawaale ayaana si rasmi ah ugu biiray ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Giggs oo iska diiday heshiis ay u soo bandhigtay Manchester United

Ryan Giggs ayaa u muuqda mid soo gebagabeynaya 29 sanadood oo uu la qaatay kooxda kubadda cagta Manchester United kaddib markii uu gaashaanka u daruuray qorshihii ay kooxda United u soo bandhigtay. Giggs ayaa saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

Read More »

Hamsik oo gaashaanka u daruuray wararka la xiriirinaya kooxda Bayern Munich

Wiilka qadka dhexe uga cayaara kooxda kubadda cagta Napoli iyo xulka qaranka Slovakia Marek Hamsik ayaa beeniyay wararka tibaaxayay in kooxda kubadda cagta Bayern Munich ay dalab usoo bandhigtay oo heshiis qaali ah ugu yaboohday. Hogaamiyahan ayaa dhowrkii xagaa ee soo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Ari jire ka mid noqday wufuudda ganacsi ee Madaxweynaha Turkiga

“Ahmed Oikdash” sanadkii 1974-kii ayuu usoo wareegay Gobolka Izmir isagoo ka shaqa bilaabay goob ganacsi oo lagu iibiyo kabaha, in muddo ah kaddib isaga iyo walaalkii waxay ku shirkoobeen warshad sameysa Kabaha, dhawr sano kaddib ari jirnimadiisii. Tartiib tartiib ayuu ...

Read More »

Mobile Caaqil ah kii ugu raqiisanaa oo laga soo saaray dalka Hindiya

Freedom 251 waa telefoon Android ah oo ay xayaysiin u samaysay shirkadda reer Hindi ee Ringing Bells, waana telefoonka ugu raqiisan dunida ee telefoonaadka caaqilka ah. Telefoonkan muuqaal ahaantiisa marka aad gacanta ku dhigto wuxuu kuula egaanayaa telefoonka ay sameyso ...

Read More »

Roy Hodgson oo iska casilay shaqadii uu u hayay xulka Ingiriiska

Tababarahii xulka Ingiriiska Roy Hodgson ayaa gebi ahaanba iska casilay shaqadii uu ka hayay kooxda Saddexda Libaax. Ingiriiska ayaa ku guuldarreystay inay guul xalay ka gaaraan xulka Iceland iyagoo ku soo haray wareega 16aad ee tartanka qaramada qaaradda Yurub. Macallinkii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan