Home / 2016 / June (page 7)

Monthly Archives: June 2016

Xirfadlayaasha kubadda cagta ee dhanka cilmiga heerka ka gaaray

Waxaan eegi doonnaa tiro cayaartoy ah oo ay wehliyaan macallimiin xirfaddooda kubadda cagta meel ka gaaray oo dhanka kale barashada cilmiga heerar kala duwan ka gaaray. Socrates ayaa mar ahaa kabtankii qaranka Brazil oo markaa guulo badan ay gaareen xilli ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »

Feeryahanka qarnigii 20aad oo geeriyooday isagoo 74 jir ah

Halyeygii miisaanka feerka culus Mohamed Ali ayaa ku geeriyooday Isbitaalka ARIZONA oo xanuun hayay awgii loo dhigay maallintii Khamiista. Wuxuu la xanuunsanayay halyeygu dhibaato neef mareenka ka heysatay oo sabab uu u ahaa xanuunka Parkinson oo la sheegay mar in ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Fardowsa Sh.Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaysa.

Read More »

Arsenal oo 24saac kusoo gebagabeyneysa saxiixa Jamie Vardy

Jamie Vardy ayaa 24 saacadood kaddib noqon doona laacib ka tirsan kooxda kubadda cagta Arsenal sida ay ku waramayaan wararka ka ag dhow kooxda Gunners oo Waqooyiga London ka dhisan. Arsenal ayaa wadahadal toos ah la furtay 29 jirkaan iyadoo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Hana Maxamed Maxamuud

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa Xuska Alle iyo Ahmiyadda uu u leeyahay qof kasta oo Muslim ah. Waxaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan