Himilo FM – 3-da bisha March sannad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-dego noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan. Isla markaasna, maalintani waxay na xusuusinaysaa baahida ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Guardiola oo sheegay in uusan hubin mustaqbalka Ilkay Gundogan
Himilo FM – Tababaraha Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxda Manchester City ay weli isku dayayso qancinta Ilkay Gundogan si uu qandaraas cusub ugu saxiixo kooxda. Gundogan ayaa dhaawacyo soo gaaray ku qaatay garoonka Etihad Stadium laakiin ciyaaryahanka heerka caalami ...
Read More »Real Madrid oo dalab u dirtay Luka Jovic
Himilo FM – Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dalab u dirtay Luka Jovic si ay u soo iibsadaan marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Weeraryahanka Benfica ayaa haatan ammaah ku jooga Eintracht Frankfurt kaasi oo la filayo ...
Read More »Tuugo xaday geedo ku fadhiya 118 kun doolar!
Himilo FM – Koox xirfadlayaal tuugo ah ayay u suura gashay inay xadaan 7 geed oo ah nuuca yaryar oo ku fadhiya qiimo dhan 118 kun oo doolar sida ay qoreen inta badan warbaahinta caalamka. Waxa uu falka xatooyada ah ...
Read More »Sarkaal si xowli ah u kaxeeyay gaari isagoo ceyrsanaya tuugo oo la xukumay!
Himilo FM – Switzerland, sarkaal booliis ah ayaa lagu xukumay hal sanno oo xabsi ah kaddib markii uu si xowli ah ku waday gaari isaga oo ceyrsanaya dad looga shakisanaa tuuganimo. Qareenada sarkaalka ayaa sheegay inay racfaan ka qaadan doonaan ...
Read More »1 Maarso- Maalinta caalamiga ee u dulqaad la’aanta takoorka
Himo FM – 1-da March waxaa loo calaamadeeyay maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta takoorka. Si sannadle ah ayaa maalintan loogu dabaaldegaa, Ujeedadu waxay tahay in kor loo qaado sinnaanta sharciga dhammaan dawladaha xubnaha ka ah Qaramada Midoobay.Waa maalin cod ...
Read More »Maqal:- Barnaamijka Kas-wadaag
Harry Kane oo laga yaabo inuu seego kulamada Arsenal iyo Liverpool
Himilo FM – Harry Kane ayaa laga yaabaa inuu seego kulanka Tottenham ay la ciyaarayaan Arsenal Sabtida kaddib markii uu fal aan fiicnayn kula kacay Cesar Azpilicueta kulankii ay guuldarrada ka soo gaartay Chelsea habeenkii arbacada. Dhacdadan ayaa u muuqatay ...
Read More »Man United oo raadineysa laacib ay aad u doonayso Arsenal
Himilo FM –Manchester United ayaa ku darsatay saxiixa daafaca dambeedka middig ee kooxda Crystal Palace Aaron Wan-Bissaka liiska xagaaga, sida laga soo xigtay warbixinno. Red Devils ayaa durbadiiba qorsheyneysa inay mashquul ku noqoto suuqa xilli ciyaareedka marka uu idlaado , ...
Read More »Morooko: Guurka macallimad iyo arday 19 jir ah oo dhaliyay dood kulul
Himilo FM –Dalka Morooko, Macallimad guursatay arday kayar 10 sanno ayaa waxaa ka dhashay dood kulul, waxayna dadka u qeybsameen kuwa ku tilmaamay wax caadi ah iyo kuwa dhaleeceeyay. Sida ay soo warisay warbaahinta maxaliga ah, macallimada oo ah 29 ...
Read More »