Himilo FM –Cabdi Guuleed Cali waxa uu ku dhashay magalaada Buula Barde ee gobalka Hiiraan sannadkii 1950-kii, waxa uu ku barbaraay isla degmadaasi isaga oo halkaasi kaga aflaxay dugsi Qur’aan kaddib waxa uu u wareegay waxbarashada maadiga. Bishii Febraayo sanaddii ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Solari “Real Madrid waxay dooneysaa inay wajahdo Messi.”
Himilo FM –Tababaraha kooxda Real Madrid Santiago Solari ayaa rajeynaya in xiddiga Barcelona Lionel Messi uu taam u noqdo kulanka El Clasico ee Arbacada isaga oo yiri “waxaa inoo fiican inaan wajahno ciyaartoyda ugu fiican.” Xiddiga reer Argentine ayuu shaki ...
Read More »Wadnaha bukaan xanuunsanaa 4 sanno oo laga soo saaray findhicil!
Himilo FM –29 jir u dhashay Shiinaha ayaa noqday mid kamid ah dadka nasiibka u saaxiibka ah kaddib markii si badqab leh wadnihiisa loogu sameeyay qaliin naftiisa khatar gelin karay. Dhaqaatiirta isbitaal ku yaala Nanning oo dhacda koonfurta Shiinaha ayaa ...
Read More »Masar: Hooyo wiilkeeda ku heysay qol mugdi ah muddo 10 sanno!
Himilo FM –Dalka Masar, nolol xannuun badan oo uu ku jiray wiil dhallinyaro ah muddo 10 sanno ayaa la soo gabagabeeyay kaddib markii maamulka uu fara gelin ku sameeyay iyadoo la qaaday tallaabada ku habboon. Warbaahinta Masar ayaa laga soo ...
Read More »6 Febraayo- Maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka fircooniga
Himilo FM –Gudniinka fircooniga waa dhaawaca loo geysto xubinta taranka haweenka sababo aan la xiriirin caafimad, waxaana loo arkaa xadgudub ka dhan ah xuquuqda gabdhaha iyo haweenka. Caadadan waxay ka tarjumeysaa sida loogu xadgudbo xuquuqda haweenka sida tan caafimaadka iyo ...
Read More »Maqal:- Barnaamijka Aqool-kaal
Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 270aad”
Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...
Read More »Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 269aad”
Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...
Read More »Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 268aad”
Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...
Read More »Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 267aad”

Read More »