Home / 2019 (page 23)

Yearly Archives: 2019

Nin reer Croatia ah oo laga saaray iligta ugu dheer caalamka

Himilo- Dalka Jarmalka, dhaqtar u gaaroobay ilkaha ayaa bukaan ka saaray iligta ugu dheer caalamka sida ay qortay warbaahinta dalkaasi. Dhererka iligta ayaa lagu sheegay 1.46 inches oo u dhiganta 3.72cm, waxaa laga saaray bukaan ka cabanayay xannuun darran. Dr ...

Read More »

Waa kuma da’yarka Man City ka arkootay kooxda Barcelona?

Himilo- Kooxda Man City ayaa u aqoonsatay da ‘yarka kooxda Barcelona ee Ilaix Moriba inuu noqon karo saxiixa mustaqbalka . Iyadoo muhiimadda ugu weyn ee Pep Guardiola uu isku dayayo inuu burburiyo hogaaminta Liverpool ee tartanka horyaalka Premier League, madaxda ...

Read More »

Vinicius Junior oo go’aansaday in uu u dagaalamo booska Real Madrid

Himilo- Vinicius Junior ayaa lagu soo waramayaa inuusan dooneynin inuu  ku riixo heshiis amaah ah oo uu kaga tagayo Real Madrid. In kasta oo uu filanayay kulamo badan inta lagu guda jiro ololihiisa labaad ee garoonka Bernabeu, Vinicius waxaa la ...

Read More »

Maqal- Bar Bandhiga Dhaqaalaha

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 33aad

Read More »

2-da Nov- Maalinta caalamiga ee dhammeynta isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta

Himilo- Labo iyo tobankii sanno ee tagay waxaa la dilay in ka badan 1,000 weriye, celcelis ahaan waxay u dhigantaa in afartii maalinba dili dhaco. Keliya sannadkii hore waxaa la dilay 94 saxafi 11 ka mid ah waxaa saldhig u ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan China

Himilo – Jamhuuriyadda China waxay dhacdaa bariga Asia. Wadarta ballac dhuleedkeeda waa 9,596,960 km labo jibbaaran. Magaalo madaxda qaranka waa Beijing, Shanghai waa tan ugu weyn.  Yuan ¥ waa lacagta rasmiga ee laga isticmaalo. Waxaa deris la ah ama soohdin ...

Read More »

Schalke 04 oo qorshaheedu yahay inay si joogto ah ula saxiixato Jonjoe Kenny

Himilo- Agaasimaha Isboortiga Jochen Schneider ayaa qirtay in Schalke 04 ay si aad ah u doonayaan saxiixa Jonjoe Kenny si joogto ah. Iyadoo uu ku guuldarreystay inuu boos joogto ah ka helo Toffees, Kenny wuxuu saameyn wanaagsan ku yeeshay Bundesliga ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 32aad

Read More »

Jose Mourinho oo doonaya qabashada naadigii 3aad oo reer England ah

Himilo- Tababarihii hore ee Manchester United iyo Chelsea Jose Mourinho ayaa isha ku haya inuu ku laabto kubada cagta Ingariiska sababtoo ah rabitaan ah inuu koobab waa weyn la qaado koox saddexaad oo Premier League ah. Jose Mourinho ayaa na ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan