Himilo -Shiinaha oo heysta tamar qorraxeed sugan inka badan dalalka caalamka ayaa doonaya in uu ka faa’iideysto inkastoo uu wajahayo hawo wasaqoobid tii ugu xummeyd dunida. Sannadihii ugu danbeeyay, xukuumadda Shiinaha ayaa billowday inay hagaajiso hawada wasaqda ah xilli laga ...
Read More »Yearly Archives: 2019
United, Arsenal iyo Leicester oo ku loolamaya khadka dhexe ee Southampton
Himilo -Manchester United iyo Arsenal ayaa ka mid ah kooxaha doonaya ciyaaryahanka khadka dhexe ee Southampton Mario Lemina, sida laga soo xigtay PA. Iyagoo kala soo saxiixday labo sanno ka hor Juventus, 25 jirkan ayaa u muuqda inuu ka tagayo ...
Read More »Xarun caafimaad oo loo heysto dacwad la xiriirta dhalashada mataano!
Himilo -Lamaane u dhashay Asia ayaa maxkamad ka dacweeyay xarun caafimaad oo ku taalla gobalka California sababo la xiriira mataano u dhashay oo aan u ekeyn. Warbaahinta Mareykanka ayaa qortay in lamaanaha gudbiyeen dacwadda ka dhanka ah isbitaalka iyaga oo ...
Read More »Bucharest: Magaalada maalin kasta lagu xado baaskiil!
Himilo -Ku dhawaad 280 baaskiil ayaa lagu xaday caasimadda Romania ee Bucharest tan iyo billowgii sannadkan sida lagu sheegay tirakoob cusub. Mareegta Romania Insider ayaa qortay in booliiska uu dib u soo celiyay 36 baaskiil oo kamid ah kuwa laga ...
Read More »kooxda Burnley oo dib ula soo saxiixanaysa weeraryahan safkeeda ka baxay 2017-kii
Himilo -Burnley ayaa qarka u saaran inay lasoo saxiixdaan weeraryahanka West Bromwich Albion Jay Rodriguez kaddib markii kooxda ka dhisan Premier League ay oggolaatay inay bixiso lacagta lagu burburin karo qandaraaskiisa West Bromwich Albion oo ah 10 milyan oo ginni. ...
Read More »Bam kamid ah haraadigii dagaalkii 2aad ee dunida oo la helay
Himilo -Ciidanka magaalada Frankfurt ee Jarmalka ayaa kala furfuray bam kamid ah haraadigii dagaalkii 2aad ee dunida oo laga helay gudaha magaaladaasi. Ku dhawaad 16 kun oo qofood ayaa laga daad gureeyay dhismayaal badan oo ku dhaw halka laga helay ...
Read More »Lampard oo doonaya in halyeey kale uu dib ugu soo laabto Chelsea
Himilo -Frank Lampard ayaa doonaya in lagu soo daro kooxda daafacii hore ee Blues Ashley Cole ka dib markii uu noqday tababaraha Chelsea toddobaadkii hore. Lampard ayaa la saxiixday Cole intii uu joogay Derby xilli ciyaareedkii hore oo uu ka ...
Read More »Masjid daryeel sugan u fidiya Darbi-jiifta Istanbul
Himilo -Masjidka la dhisay qarnigii 17aad oo dhaca bartamaha Istanbul ayaa darbi-jiifta u sameynaya adeegyada aa-aasiga ah sida suuli ay ku qubeystaan; cunnooyin bisil oo ay cunaan iyo maryo ay hugadaan. Dadaalkaas waxaa horboodaya Imamka masjidka. ‘Kani waa masjidka qura ...
Read More »Shan meelood meel dadka Jarmalka oo khiyaana saaxiibbadooda nolosha
Himilo -Ra’yi uruurin cusub ayaa muujisay in shan meelood meel dadka Jarmalka inay khiyaano ku sameeyaan saaxiibbadooda nolosha. Natiijadda ra’yi uruurinta oo uu sameeyay machad ku yaalla Jarmalka ayaa tilmaamtay in 22.5% haweenka la wareystay inay khiyaano ku sameeyeen saaxiibbadooda ...
Read More »UNESCO: 132 Milyan oo gabdho ah ma heystaan fursad waxbarasho
Himilo – Warbixin cusub oo ka soo baxday hay’adda Qaramada Midoobay ee UNESCO ayaa lagu sheegay in 132 Milyan oo gabdho ah inaysan ku jirin waxbarasho caalamka oo dhan. Hay’adda u qaabilsan QM barbaarinta, seyniska iyo dhaqanka ayaa xustay in ...
Read More »