Home / 2020 / June

Monthly Archives: June 2020

Barcelona oo aan fasaxi doonin Quique Setien

Himilo – Barcelona ayaa la soo warinayaa in aysan fasaxeyn tababare Quique Setien illaa laga gaarayo dhammaadka xilli cayaareedka. Xilli Barcelona lumisay dhibco kulamadii Sevilla iyo Celta Vigo, waxaa soo baxay wararka sheegaya in xubno badan oo kamid ah kooxda ...

Read More »

Solothurn – Magaalo wax kasta oo ka jira ay ku jaan-go’an yihiin tirada 11

Himilo – Solothurn oo ah magaalo dhacda waqooyi-galbeed Switzerland waxay caan ku tahay tirsiga 11aad. Ku dhawaad wax walba oo aad ku aragto waxay tiro ahaan la’eg yihiin 11. Waxay leedahay 11 matxaf; 11 taallooyin ah; 11 il-biyoodka burqada ah ...

Read More »

Juventus oo Man United kula tartameysa khad dhexe katirsan Valencia

Himilo – Manchester United ayaa tartan xooggan kala kulmeysa Juventus oo dooneysa saxiixa cayaaryahanka khadka dhexe ee Ferran Torres. Inkasta oo laacibka uu muhiim ka yahay Mestalla haddana 20 jirka ayaa keliya heysta qandaraas muddo 12 billood ah taasi oo ...

Read More »

Sheekada halgamaagii dhul gabaahiir ah u rogay keyn qurux badan!

Himilo – Sebastião Ribeiro Salgado, waa sawir-qaade hore iyo suxufi reer Brazil ah, hayeeshe in yar ayaa og inuu sidoo kale yahay maskaxdii ka danbeysay mid kamid ah mashaariicdii dhir-beeris ee lagu liibaanay taariikhda casriga ah. Si mid ah isaga ...

Read More »

Dortmund oo rumeysan in aan laga soo bixi Karin dalabka lacageed ee Sancho

Himilo – Madaxa fulinta Borussia Dortmund Hans-Joachim Watzke ayaa shaaciyay in Jadon Sancho la iibin doono xagaagan laakiin waxa uu xusay in uusan fileyn in koox ka soo bixi karto dalabka lacageed ee cayaaryahanka. Sancho ayaa bartilmaameed u ah kooxo ...

Read More »

Lakulan – Lamaanaha ku nool jasiirad fog muddo 15 sanno ah!

Himilo – Hüseyin Afacan iyo xaaskiisa Ayşe Afacan oo da’doodu tahay toddobaatameeyo ayaa ku nool jasiiradda fog ee Çiçek muddo 15 sanno ah sida laga soo xigtay warbaahinta maxaliga ah ee Turkiga. Waxaa ku yaalla jasiiradan geedaha nuucyadooda kala duwan ...

Read More »

Inter Milan oo xaqiijisay inay wadahadallo kula jirto Achraf Hakimi

Himilo – Madaxa fulinta Inter Milan Giuseppe Marotta ayaa sheegay in kooxda wadahadallo meel wanaagan maraya kula jirto cayaaryahanka Real Madrid Achraf Hakimi. 21 jirka ayaa labadii xilli cayaareed ee ugu danbeeyay ku qaatay Borussia Dortmund oo uu ammaah ku ...

Read More »

Wax ka ogow faa’iidooyinka caafimaad ee caanaha Geela

Himilo – Geelu waa mid kamid ah nimcooleydu eebe innagu galladay, Waa halbeeg muddaba soomaalidu ku cabiri jireen hodantinimada ruuxa, Waa xoolaha la dhaqdo kan ugu lixaadka weyn oo leh Kurus  inkastoo laga helo bartamamaha Aasiya laba kurusle. Sida aan ...

Read More »

Barcelona oo isha ku heysa tababare Pep Guardiola

Himilo – Barcelona ayaa isku diyaarineysa inay u dhaqaaqdo Pep Guardiola haddii racfaanka Manchester City ee Maxkamadda Xallinta Khilaafaadka Sport ka dhanka ah la laalo. CAS ayaa la rajeynayaa inay go’aan ka gaarto dhowrka toddobaad ee soo socda kaddib markii ...

Read More »

50 jir labo jeer ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya $4,000,000

Himilo – Dad badan ayaa leh nasiib fure u noqda inay ku guuleystaan abaal-marino qaali ah ama ay kaga gudbaan xaalado adag oo nolosha ah sida Mark Clark oo labo jeer ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya 4 Milyan oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan