Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diiradda saarayso saxiixa kabtanka Aston Villa Jack Grealish iyada oo ka doorbiddeysa James Maddison. Kooxda reer England ayaa la rumeysan yahay inay ku jirto suuqa iyada oo raadineysa cayaaryahan khadka dhexe ...
Read More »Monthly Archives: June 2020
Sawirro: Lamaanayaal ku qasbay ka qeyb galayaashaa arooskooda sharciga kala durkista
Himilo – Xannuunka safmarka ah ee Karoona ayaa si weyn u beddalay hab-nololeedkeenna. Af-shareerka iyo nadaafadda kuma jiraan liiska go’aanadeenna doorashada ee maanta balse waa waajib uu ku qasban yahay qof kasta. Kala durkista ayaa iyaduna ah xalka keliya ee ...
Read More »Sababta Hanan iyo John ay u qaateen Diinta Islaamka
Himilo – Qaadashada Islaamka soddon sano kahor, Hanan Sandercock waxay sheegtay inay ka go’neyd helidda diin ay nafteedu ku qanacdo iyo bulsho si daah-furan uga shaafisa su’aalaha maankeeda xulaya. Waxay ka dhalatay qoys Masiixi ah oo sannadkii 1990 yimid Cardiff ...
Read More »Mesut Ozil oo caqabad kala kulmaya shirkadda Adidas
Himilo – Mesut Ozil ayaa la rumeysan yahay in uu wajihi doono caqabad ah in aan loo cusbooneysiin doonin xagaagan heshiiska uu kula jiro shirkadda Adidas kaddib todobo sanno. Xiddiga Arsenal ayaa sannadkii 2013, waxa uu heshiis ku kacaya qiimo ...
Read More »Sheekada haweeneyda 51 jirka ah ee quruxdeeda lagu hal-qabsado!
Himilo – Lee Su Jin, oo ah 51 jir daantiste ah oo ku nool Koofur Kuuriya ayaa – muuqaal-yarideeda awgeed – waxay soo jiidanaysa indhaha dad badan. Muggii ugu horreysay oo ay wararka ugu xiisaha badan kamid noqotay sheekadeedu waxay ...
Read More »Real Madrid oo Barcelona iyo Liverpool kula tartameysa laacib katirsan PSG
Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawaanayso cayaaryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Tanguy Kouassi. 17 jirka ayaa dhaliyay seddex gool 13 kulan ol-olaha 2019-2020 laakiin qandaraaskiisa kooxda Faransiiska ayaa dhacaya dhammaadka bishan June. Kooxo badan sida ...
Read More »Gabar – si ay uga aargudato saaxiibkeed – kun kiilo oo Basal ah usoo dhiibtay!
Himilo – Warbaahinta Shiinaha ayaa tebinaysa sheekada gabar qalbi-jabkii ay ka qaaday qiyaanada saaxiibkeed ku dhaqaaqday fal aargudasho kii ugu la yaab badnaa. Haweeneyda oo la yiraahdo Miss Zhao, oo ku nool Zibo waxay hadyad ahaan guriga saaxiibkeed ugu soo ...
Read More »Massimo Moratti oo ka hadlay mustaqbalka Martinez ee Inter Milan
Himilo – Madaxweynihii hore ee Inter Milan Massimo Moratti ayaa ku adkeystay in kooxda aysan awood u laheyn inay celiso Lautaro Martinez haddii uu ka tagayo oo uu ku biirayo Barcelona xagaaga. Barcelona ayaa dooneysa inay xoojiso safkeeda hore iyada ...
Read More »Waalid – Halis kasoo gaartay Ubadkooda awgeed – Dacwo ka ah shirkad sameysa Fidiyow-gameka!
Himilo – Qoys Shiinaha ku nool ayaa dacwad ka gudbinaya shirkad sameysa muqaallada game-ka ay carruurtooda ku ciyaaraan kaddib markii laba carruur ah oo ay dhaleen ku sigteen inay u dhintaan fal ku dayasho ah oo ay ka arkeen game-ka. ...
Read More »Klopp oo u sheegay Liverpool in wali tartanka horyaalka uusan dhammaan
Himilo – Tababare Jurgen Klopp ayaa uga digay kooxda Liverpool inay wali hortaallo shaqo dheer si ay ugu guuleystaan horyaalka Ingiriiska. Iyada oo la filayo in uu dib u billowdo horyaalka 17-ka June kaddib seddex billood oo loo hakiyay sabab ...
Read More »