Home / 2020 / October / 11

Daily Archives: October 11, 2020

La Kulan: Ninkii difaaca ka dhigtay Eeyda si uu kaga badbaado duufaan

Himilo – U doode dhowrista xuquuqda xayawaanka, ayaa gabaad ka dhigtay Eey iyo Kuuleey, si uu kaga badbaado duufaan ku dhufatay degaanka uu ku nool yahay ee Leona Vicario ee ku yaala Mexico. Waxey ahayd aroor hore markii duufaanta Delta ...

Read More »

WHO: 350-kun oo xaalado COVID-19 ah ayaa maalinkii laga diiwaan galiyaa caalamka

Himilo – Kiisaska COVID-19 ee maalinkii laga soo wariyo dalalka dunida waxey gaarayaan 350,766 oo kiis, sidaasi waxaa laga soo xigtay WHO, ururka caafimaadka aduunka. Tiradaasi waxey muujineysaa inuu sii fido feyruska Corona, kaas oo horraantii todobaadkan kiisaska maalinlaha ah ...

Read More »

De Bruyne oo heshiis kordhin u sameynaya Man City

Himilo – Kevin De Bruyne ayaa ku guuleystay labada horyaal ee Premier League iyo  FA Cup, sidoo kalena hantay abaalmarino shaqsiyadeed isaga oo kooxda kaga soo biiray VfL Wolfsburg sannadkii 2015. Warbaahinta Britian ayaa hadalheysay in laacibka reer Belgium kaasi ...

Read More »

Mancini: Waa wax laga qoomameeyo in Lewandowski uusan kasoo muuqan Serie A

Himilo – Tababarihii hore ee Inter Milan ayaa jeclaan lahaa in xidigga reer Poland uu ku arko horyaalka Italy. Hoggaamiyaha Italy, Roberto Mancini ayaa rumeysan in Robert Lewandowski yahay mid kamid ah weeraryahannada ugu wanaagsan dunida, balse waxa uu qirtay ...

Read More »

Chex: Dibiga ugu geesaha dheer caalamka

Himilo – Cowboy Tuff Chex, waxaa magaciisa lagu daabacay buugga lagu keydiyo waxyaabaha ka baxsan hab fikireena ee dadku sameeyaan amaba abuurka alle ah ee Guinness World Record, si loogu maamuuso geesaha uu Eebbe u maneystay ee dhirirkoodu gaarayo 262.5 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan