Home / 2020 (page 110)

Yearly Archives: 2020

Tirada dadka Shiinaha oo gaartay 1.4 Bilyan qofood

Himilo – Hay’adda tirakoobyadda Shiinaha ayaa shaacisay in tirada dadka dalka gaartay 1.4 Bilyan qofood sannadkii dhammaaday ee 2019-ka, waa koror dhan 4.67 Milyan marka loo fiiriyo sannadkii 2018-ka. Xoggaha soo baxay oo ay daabacday wakalaada wararka Shiinaha ayaa muujiyay ...

Read More »

Masaajidda UK oo albaabada u furaya Darbi-jiifta si ay u jiifsadaan!

Himilo – Mahad waxaa loo celinayaa koox Muslimiin ah oo fadhigeedu yahay Birmingham kuwaas oo gabbaad siinaya darbi-jiifta aan heysan gogol diirran iyo cunno ay kaga gaashaantaan qabowga daran ee kulaalaya. Mashruuca “Our Masjids with the Homeless” waa miraha ka ...

Read More »

Man United oo ka baxeysa wadahadallada ay kula jirto Sporting Lisbon ee Bruno Fernandes

Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheynayso ka bixitaanka wadahadallada ay kula jirto kooxda Sporting Lisbon ee ku saabsan khadka dhexe ee Bruno Fernandes. Toddobaadkii tagay, United ayaa si weyn loola xiriiriyay ciyaaryahanka qaranka Portugal kaasi la ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 62aad

Read More »

Sawirro: Nin reer Nigeria ah oo xaaskiisa u dhisay guri loo ekeysiiyay diyaarad

Himilo – Raali-gelinta qofka wehelka kuu ah ayaa xoojisa xiriirka jaceylka laakiin bal ka waran haddii aad xiriir wadaag la tahay qof jecel in uu safro markasta xilli aadan laheyn dhaqaale xooggan. Haddaba magaalada Abuja ee caasimadda Nigeria ayaa laga ...

Read More »

Arsenal oo la soo wareegaysa ciyaaryahanka Layvin Kurzawa ee PSG

Himilo – Arsenal ayaa la soo warinayaa inay qarka u saaran tahay dhammeystirka heshiis ay kula soo wareegayso ciyaaryahanka kooxda Paris Saint-Germain Layvin Kurzawa. Inkasta oo kooxda heysato Kieran Tierney iyo Sead Kolasinac haddana Gunners ayaa si weyn loola xiriiriyay ...

Read More »

Ninka ugu gaaban caalamka ee socda oo geeriyooday

Himilo – Ninka ugu gaaban caalamka Khagendra Thapa Magar ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhintay isbitaal ku yaalla Nepal sida laga soo xigtay wakaaladaha wararka. Min Bahadur Rana oo madax ka ah hay’ad ayaa sheegay in Khagendra la ...

Read More »

Ciyaaryahanada Inter Milan oo doonaya in Sanchez laga saxiixo heshiis joogta ah

Himilo – Ciyaaryahannada kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay daneynayaan in laacibka reer Chile Alexis Sanchez la siiyo heshiis joogto ah dhammaadka xilli cayaareedka 2019-2020. 31 jirka ayaa ammaah ugu biiray Inter xagaagii hore laakiin waxa uu ka ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan