Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay aqbashay heshiis ay kula soo wareegayso daafaca kooxda Napoli Kalidou Koulibaly. Kaddib markii uu sameeyay bandhig wanaagsan, Koulibaly ayaa si weyn loola xiriiriyay u dhaqaaqista garoonka Old Trafford xilli cayaareedyo kala ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Maxbuus caddaalad darro loo xukumay 30-sanno kahor oo la sii daayay
Himilo – Jerry Thomas oo hadda 62 jir ah ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla dalka Mareykanka oo uu ku qaatay muddo 30 sanno ah kaddib markii la oggaaday in uusan gelin danbiga loo xukumay. Sannadkii 1991-kii ayaa lagu ...
Read More »Bilyaneer ka soo jeeda Afrika oo doonaya in uu iibsado Arsenal
Himilo – Bilyaneerka reer Nigeria ee Aliko Dangote ayaa shaaciyay in uu qorsheynayo in uu iibsado kooxda Arsenal inta lagu guda jiro labada sanno ee soo socota. Majirin wax bandhig iib ah oo ay tilmaamtay Kroenke Sports & Entertainment islamarkaana ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 58aad
Haddii kuwa aan wax-dhalin Wax-dhali lahaayeen!
Himilo – Dhalmo la’aantu waa waaya’aragnimo qof ahaaneed iyo nolol walwal badan. Hal wareega aadunuhu nolosha ka sameeyo waxaa udub-dhaxaad u ah dhalmada. In qofku uusan wax dhalin waxay hadiyo jeer walbahaar ku reebi jirtay dadka intiisa aan loo qorin ...
Read More »Liverpool oo diiday dalab la xiriira Xherdan Shaqiri
Himilo – Kooxda Liverpool ayaan damacsaneyn inay Xherdan Shaqiri u oggolaato in uu ka tago garoonka Anfield inta lagu guda jiro suuq furanka bishan. Ciyaaryahanka ayaa qaatay xilli cayaareed niyad jab leh isaga oo keliya ku soo billowday seddex kulan ...
Read More »Maqaayad saartay ganaax lacageed macmiil weydiiyay su’aal doqonimo ah
Himilo – Dhacdo weyn ayay noqotay oo layaab ku reebtay dad badan markii maqaayad ku taalla magaalada Denver ee Mareykanka saartay ganaax lacageed mid kamid ah macaamiisheeda sabab la xiriirta weydiin lagu tilmaamay doqonimo. Qofka macmiilka ah ayaa baraha bulshada ...
Read More »Inter Milan oo heshiis ka saxiixaysa Christian Eriksen
Himilo – Inter Milan ayaa ku guuleysatay saxiixa khadka dhexe ee Tottenham Hotspur Christian Eriksen iyada oo la gaartay heshiis. Inkasta oo ay sameeyeen dadaal badan haddana Spurs ayaa aqbashay in kubad sameeyaheeda uusan dooneyn in uu cusbooneysiiyo qandaraaska uu ...
Read More »Baarayaal shaaciyay sababta dad badan u quuriyaan
Himilo – Dad badan ayaa ka cabanaya quurada ama hurdada oo ka kala go’da. Tani waxay xiriir la leedahay sababo badan hase ahaatee daraasad cusub ayaa shaaca ka qaaday in carrabka cayilan uu leeyahay kaalintiisa. Quurada waxaa loo celiyaa sababo ...
Read More »
Radio Himilo
