Home / 2020 (page 114)

Yearly Archives: 2020

Haweenay wajaheysa ciqaab markii ay ka tagtay sawirrada hoggaamiyaasha W/Kuuriya oo gubanaya!

Himilo – Hooyo u dhalatay Waqooyi Kuuriya ayaa wajaheysa khatarta ah in la xero sabab la xiriirta inay dab ka kacay gurigeeda ka badbaadisay carruurteeda iyada oo ka tagtay sawirrada hoggaamiyaasha dalkaasi oo gubanaya. Wasaaradda amniga Waqooyi Kuuriya ayaa baaritaan ...

Read More »

Sidee cunuggaaga uga dhigi kartaa mid qaata go’aanada saxda ah?

Himilo – Qaadashada go’aanada saxda ah waa arrin adag mar kasta. Si gaar ah carruurta, waxay ku qaadataa wakhti badan. Si uusan go’aanka u noqon mid ku dhisan caadifad waxaa loo baahan yahay xirfado badan. Go’aan qaadashada ayaa ku adag ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 55aad

Read More »

Barcelona oo u bandhigaysa Xavi in uu noqdo beddalka Valverde

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay u bandhigayso ciyaaryahankii hore ee kooxda, Xavi heshiis uu ku beddalo maamulaha hadda ee kooxda Ernesto Valverde. Kooxda reer Catalan ayaa laga cirib-tiray koobka Super Cup-ka ee Spain kaddib markii guuldarro ...

Read More »

Bilyaneer dadka ku xeran boggiisa Twitter-ka kala gaarsiinaya 9 Milyan oo doolar

Himilo – Bilyaneer u dhashay dalka Jabaan ayaa dadka kala socda bartiisa Twitter-ka kala gaarsiinaya lacag dhan 9 Milyan oo doolar isaga oo qiimeynaya haddii lacagtaasi kor u qaadi karto farxadooda iyo inkale. Shuruuda keliya ee laga doonayo dadka la ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 54aad

Read More »

Real Madrid oo Barcelona kula dagaalameysa saxiixa Lautaro Martinez

Himilo – Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay u aragto weeraryahanka Inter Milan Lautaro Martinez saxiixa macquulka ah oo ay sameyn karto bishan Janaayo ama xagaaga soo socda. Isaga oo gacan ka geystay 14 gool oo Serie A ...

Read More »

Kabtanka Man United oo wadahadalo kula jira Inter Milan

Himilo – Ashley Young ayaa lagu soo waramayaa in uu wadahadalo kula jiro kooxda Inter Milan si uu ugu saxiixo heshiis muddo 18 billood ah iyadoo uu dhacayo qandaraaska uu kula joogo Man United. Ciyaaryahanka ayaan wali la furan wadahadal ...

Read More »

Kalmadda Insha Allaah oo lagu biiriyay qaamuuska Jarmalka

Himilo – Kalmadda Insha Allaah ayaa si rasmi ah uga mid noqotay kalmadaha si weyn looga adeegsado dalka Jarmalka iyadoo tani dhalisay in lagu daro qaamuuska dalka. Muslimiinta Jarmalka ee kala jooga gobolada dalkaasi ayaa si joogta ah u adeegsada ...

Read More »

Sadio Mane oo ku garaacay Salah ciyaaryahanka sannadka ee qaaradda Afrika

Himilo – Sadio Mane ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka ee qaaradda Afrika ee 2019 Confederation of African Football’s Player of the Year. Weeraryahanka reer Senegal ayaa ku garaacay abaal-marintan laacibka ay isku kooxda yihiin ee Mohamed Salah- oo horay u ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan