Home / 2020 (page 115)

Yearly Archives: 2020

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 53aad

Read More »

Kenya: Marwo saygeeda ka iibisay haweenay uu xiriir kala dhaxeeyay!

Himilo – Sheekada haweenay Kenyaan ah ayaa dhawaan qabsatay baraha bulshada kaddib markii saygeeda oo khiyaanayay ay ka iibisay haweenay uu la socday. Markii ay oggaatay in ninkeeda uu xiriir la leeyahay haweenay kale,  Edna Mukwana ayaa la soo wariyay ...

Read More »

Haweenay magdhaw la siiyay markii dhaqaatiir ay suuf uga soo tageen caloosheeda

Himilo – Haweenay u dhalatay Mareykanka ayaa la siiyay lacag magdhaw ah oo gaareysa 10.5 Milyan oo doolar kaddib markii dhaqaatiir ku sameynaysay qalliin ay caloosheeda uga soo tageen suuf. Caroline Burst oo 62 jir ah ayaa la dhigay isbitaalka ...

Read More »

Marca: Barcelona ma sameynayso saxiixyo cusub suuq furanka Janaayo

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in aysan qorsheynayn saxiixyo cusub oo ay sameyso suuq furanka bishan Janaayo. Goor sii horreysay, kooxda reer Catalan ayaa lala xiriiriyay magacyada ciyaaryahanno waaweyn xilli la filayo in ciyaaryahanno ka tagaan garoonka ...

Read More »

Mark Zuckerberg oo qalab ka iibsaday dukaan ku caan ah ascaarta Jaban

Himilo – Qaar kamid ah boggaga caalamka ayaa baahiyay muuqaal yar oo uu ka soo muuqday Mark Zuckerberg oo ah milkiilaha shabakadda Facebook-ga iyo xaaskiisa Priscilla Chan iyaga oo ka dukaameysanaya dukaan lagu iibiyo tafaariikhda oo ku caan ah ascaarta ...

Read More »

Liverpool oo aan dooneyn ciyaaryahanada Mbappe iyo Sancho

Himilo – Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay xiiso u qabin ciyaaryahanada Kylian Mbappe iyo Jadon Sancho oo u kala ciyaara kooxaha Paris Saint-Germain iyo Borussia Dortmund. Mbappe oo ku jira xilli ciyaareedkiisii seddexaad ee PSG ayaa la wariyay ...

Read More »

Finland oo dhimeysa saacadaha iyo maalmaha shaqada

Himilo – Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Finland Sana Marine ayaa shaaca ka qaaday inay shaqaalaha dalkeeda u oggolaanayso inay wakhti badan la qaataan qoysaskooda iyada oo gudbineysa jadwal cusub oo shaqooyinka dalka ah si loo yareeyo saacadaha la shaqeeyo. ...

Read More »

Mareykanka: Gabar shuruud adag ku xertay ka qeyb galka xafladda arooskeeda

Himilo – Mowjad carro xooggan ah ayaa ka dhalatay codsiga aroosad ay u jeedisay martida xafladeeda sida uu qoray wargeyska Mirror ee dalka Ingiriiska. Muuqaal yar ayaa muujiyay aroosad reer Mareykan ah oo aan la shaacin magaceeda oo ka dalbanaysa ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 52aad

Read More »

Juventus oo xiiso u muujisay Mauro Icardi

Himilo – Juventus ayaa la tilmaamayaa inay u aragto weeraryahanka Inter Milan Mauro Icardi saxiix suuragal ah. Icardi ayaa hadda bartamaha ka joogga xilii ciyaareed uu ammaah kula joogo kooxda Paris Saint-Germain oo xaq u leh inay heshiis joogta ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan