Home / 2020 (page 117)

Yearly Archives: 2020

La kulan – Ninka 30 sanno la foorarsanaa xanuun laf-dhabarta kaga dhacay!

Himilo – 46 jir ku dhawaad soddonkii sanno ee lasoo dhaafay aan qumaati isu taagin kaddib markii uu haleelay cudur xaalad dhif ah ku dhasha oo la yiraahdo ankylosing spondylitis (AS). Nasiib-wanaag hadda wuxuu awoodi karaa inuu sare joogsado maadaama ...

Read More »

Inter Milan oo ku dhaw inay heshiis la gaarto Christian Eriksen

Himilo – Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawdahay heshiis ay la gaarto ciyaaryahanka kooxda Tottenham Hotspur ee Christian Eriksen. Ciyaaryahanka heerka caalami ee Denmark ayaa qanadaraaska uu ku joogo Spurs waxa uu dhacayaa bisha June ee soo ...

Read More »

Waa kuma ninka labaad ee hadda ugu saameynta badan Iiraan ee loo arkay beddalka Soleimani?

Himilo – Waxaa lagu tilmaamaaa in uu yahay ninka labaad ee ugu saameynta badan ciidanka kacaanka Iiraan marka laga soo tago Qassem Soleimani oo lagu dilay weerar Mareykanka ka geystay Ciraaq. Ismail Qaani ayaa ku dhashay gobalka Khorasan ee dhaca ...

Read More »

West Ham United oo dooneysa ciyaaryahanka Gedson Fernandes

Himilo- Tababaraha cusub ee kooxda West Ham United David Moyes ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa xiiseynayso khadka dhexe ee kooxda Benfica, Gedson Fernandes oo bartilmaameed u ah Manchester United. Isaga oo hadlayay kahor ciyaarta FA Cup-ka ee West Ham la qaadaneyso ...

Read More »

Wax ka ogow hoggaamiyaasha ugu da’da yar caalamka

Himilo – Sebastian Kurz ayaa ku soo laabtay maamulka Austria isaga oo jira da’da 33-ka sanno, sidaasi waxa uu ku noqonayaa ra’iisul wasaarihii ugu da’da yaraa caalamka ee shaqadiisa la wareega. Tani waxay ka dhigan tahay in la jabiyay rikoorka ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 49aad

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 48aad

Read More »

Juventus oo aan wali ka rajo dhigin Paul Pogba

Himilo- Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inaysan ka rajo dhigin saxiixa khadka dhexe ee kooxda Man United Paul Pogba suuq furanka bishan Janaayo. Billowgii sannadkan, maamulaha kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaciyay in Pogba uu seegi doono ...

Read More »

Maqaal- Labadii mugdi ee xoojiyay dhibaatada dalka

Himilo – Qofka Soomaaliga ah ee ku nool wadanka gudihiisa waxa heysto dhibaatooyin dhowr ah oo kala duwan kuwaas oo isugu jira dhibaatooyinka maalin laha ah ee noloshiisa ka qeyb noqday iyo dhibaatooyinka soo boodada ah oo qof walba oo ...

Read More »

Real Madrid oo xiriirkii ugu horreeyay la sameysay Sadio Mane

Himilo- Real Madrid ayaa la tilmaamayaa inay xiiseynayso saxiixa ciyaaryahanka Sadio Mane iyadoo la sameysay xiriirkii ugu horeeyay wakiilada ciyaaryahanka. Kooxda ka dhisan Spain ayaa loo badinayaa inay iibin doonto ciyaaryahanada Gareth Bale iyo James Rodriguez dhammaadka xilli ciyaareedkan xilli ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan